Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Ra’iisul wasaaraha Ethiopia oo soo gaaray Muqdisho-Sawirro

Ra’iisulwasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho iyadoo ay soo dhaweeyeen mas’uuliyiin uu hor kacayo madaxweynaha dalka mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Waxaa lagu wadaa in loo galbiyo Halka uu ka dhacayo Shirka oo ah Hotelka Peace oo ku dhow garoonka diyaaradaha Muqdisho. Shir Madaxeedka IGAD ayaa goor dhow lagu wadaa inuu furmo, iyadoo la sugayo Madaxda kale ee xubnaha ka ah Urur Goboleedka IGAD oo ku soo wajahan Muqdisho.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles