Guddoomiyaha Shabeelaha dhexe oo daah furay mashaariic dib u dhiska...
Mashaariicdan uu daah Furay Gudoomiyaha Goolka Shabeelaha dhexe waxa iska kaashanaya Maamulka Gobolka iyo qeybaha Bulshada waxaana lagu dhisaya qeybaha Muhiim Suuqa Magaalada Jowhar Mashruuca ugu...
View ArticleRa’iisul Wasaare ku-xigeenka oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Denmark
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte oo howlo shaqo u jooga dalka Denmark ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadankaaasi. Kulan...
View ArticleRa’iisul Wasaare ku-xigeenka oo la kulmay madaxda Norwey“SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha dibadda ee Norway Børge Brende oo ay ka wada hadleen xaaladda...
View ArticleMadaxweynaha oo la kulmay Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Muqdisho- 26-05-2016- Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa kulan kula qaatay ergada suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ka kala timid gobollada dalka...
View ArticleMarwada madaxweynaha dalka oo xaflad Ankara uga qeyb-gashay+SAWIRRO
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Qamar Cali Cumar ayaa magaalada Ankara ee dalka Jamhuuriyadda Turkiga kaga qeybgashey, xaflad ay ka soo qeybgaleen xaasaska madaxda iyo...
View ArticleWargelin:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Berri Marti Ku Ah Barnaamijka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalinnimada berri ah marti ku ah barnaamijka Kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka...
View ArticleMaxkamad ku taalla Uganda oo dambi ku heshay ninki soo agaasimay qaraxi Kambala
Maxkamad ku taalla magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa dambi ku heshay Isa Ahmed Luyima iyo 12 kale oo loo heysto weeraradii argagixiso ee sanadkii 2010 Shabaab ku qaysatay magaalada Kampala, kaasoo...
View ArticleObama oo maanta booqanaya magaalada Heroshima ee dalka Japan
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa noqonaya Madaxweynihii ugu horeeyey ee Maraykan ah ee taga magaalada Heroshima ee dalka Japan. Magaaladdan Hiroshima ayaa ah goob ay Maraykanka ku rideen hubka...
View ArticleDanjiraha Soomaaliya ee Mareykanka oo ka hadlay xaaladda dhallinyaro ku xiran...
Dajiraha Soomaaliya dalka Mareykanka, Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay xaaladda dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaasi Mareykanka islamarkaana la sheegay in dib looga celinayo dalkaasi....
View ArticleRa’iisul wasaare ku-xigeenka dalka “Soomaaliya waxa ay ku jirtaa sanad...
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa dalka Denmark uga qeyb galay kulan looga hadlayay doorashada dadban ee...
View ArticleMadaxweynaha oo ka qeybgalay barnaamijka kulanka, booqdayna xarunta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgalay barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV. Madaxweynaha ayaa si qota dheer...
View ArticleGargaarkii ugu horreeyay oo la gaarsiiyay dadkii ay saameysay fatahaadda...
Gargaarkii ugu horreeyay ayaa maamulka Gobolka Shabelaha dhexe waxa uu gaarsiiyay dadkii uu saameeyay Fataahadda wabiga Shabeelle ka sameeyay Tuulada Bayxoow oo hoostaga degmada Jowhar. Abdhir Caddow...
View ArticleRa’iisul wasaare ku-xigeenka oo kormeeray goobaha ay ka socoto imtixaanka...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte iyo mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada waxa ay kormeereen Jaamacadda Ummadda oo ka mid ah...
View ArticleTaliska ciidanka Asluubta oo dhaqan celin u sameeyay caruur derbi jiif ahaa...
Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Maanta sii daayey ilaa iyo 18 ka mid ah caruurtii Koola dhuuqa ahaa ee ku dayacnaa waddooyinka magaalada Muqdisho, kuwaasi oo Xabsiga dhexe ku qaatay 6...
View ArticleShirka midaynta aragtida bilaha Hijriga oo Istanbul ka furmay+Sawirro
Shirkan oo maanta ka furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa waxaa furey ra’iisul wasaare ku xigeenka dalkaasi, iyadoo ay ka qeybgaleen wufuud ka kala socota ilaa 60 dowladood oo kamid ah...
View ArticleBarnamijka Fanka iyo Fannaanka ee Radio Muqdisho”ku dhageyso Fannaanada...
Barnamijka Fanka Fannaanka ee Radio Muqdisho oo todobaadkiiba mar soo gala ayaanu ku soo qaadanaa fannaaniinta Soomaaliyeed meel kastaa oo ay joogaa, haddii ay ahaan lahayd heesihii hore iyo kuwii...
View ArticleKulan Xagjirnimada looga hadlaayo oo nairoobi lagu qabtay+SAWIRRO
Kulankan lagu qabtay Magalaada Nairobi oo ay soo qaban qaabisay Hayadda Kobciye ayaa waxaa looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa fikirka qaldan ee xagjirnimada iyo marin hababinta dhalinyarada isla...
View ArticleWakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo booqday xarunta dhaqancelinta...
Wakiilka gaarka ah ururka midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Francisco Madeira ayaa booqday xafiiska hay’adda dhaqancelinta dhalinyarada ka soo baxsatay Al shabaab, isaga oo la kulmay...
View ArticleMadaxda Safaaradda Soomaaliya ee South Africa oo kulan la qaadatay Jaaliyadda...
Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee K/Afrika ayaa kulan kula qaadatay Jaaliyadda Gobolka Limpopo Magaalada Polokwane ee dalkaasi xilli ay safarro shaqo ku marayeen qaar ka mid ah Gobolada ay Soomaalida u...
View ArticleGuddoomiye Guudlaawe oo sheegay iney korortay tirada ardayda sanadkan u...
Gudoomiyaha gobolka Sh/dhexe mudane Cali Guudlaawe ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ay korortay tirada ardayda sanadkan u fariisatay imtixaanaadka Shahaadiga ah, marka loo eego sanadkii hore ardayda u...
View Article