Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Wargelin:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Berri Marti Ku Ah Barnaamijka Kulanka Todobaadka RM iyo SNTV

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalinnimada berri ah marti ku ah barnaamijka Kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa fursad u siin doona shacabka Soomaaliyeed ee ku kala nool dalka gudihiisa iyo dibadda iney si toos ah su’aallo usoo weeydiiyaan ama ay usoo gudbiyaan feker.

Hadaba hadii aad daneyneyso inaad ka qeyb qaadato barnaamijka Toos ula soo xiriir saacadda 10ka barqanimo xiliga Muqdisho.

Mahadsanidiin

Soo Saaraha Barnaamijka:- C/fataax Dahir Jayte


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles