Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });

View Article


Dhageyso barnaamijka faaqidaadda wararka saaka

,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha oo si rasmi ah u furay shirka Madasha Wadatashiga...

Muqdisho, 29 May 2016 (Villa Somalia)— Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada si rasmi ah uga furay Madasha Wadatashiga...

View Article

Guddoomiye ku-xigeenka NUSOJ oo lagu soo dhaweeyay Dhuusa mareeb

Suxufiyiinta ka howlgala magaalada Dhuusamareb ayaa soo dhoweyn u sameeyey Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Ururka Suxufiyeenta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ C/fitaax Xasan Faarax ka dib markii uu ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Maaliyadda oo daah furay mashruuc shaqooyin loogu abuurayo...

Muqdisho, 29, May, 2016….Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim Ferkeeti ayaa maanta daah furaay Barnaamijka Tiir dhexaadka u ah Tayeeynta iyo Fursadaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Markab sahay gar gaar sida oo Wasaaradda arrimaha gudaha la wareegtay “SAWIRRO”

Markabkan oo siday 11-kun oo tan oo cunto ah ayaa ka yimid dowlada iyo shacabka Turkiga, waxaana loogu talo galay dadka Soomaaliyeed ee qaarkood ay baaruhu saameeyeen. Wasaarada arrimaha gudaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWA SAWIRRADA SIDA IMTIXAANKA SHADAADIGA UGA SOCDAAN DUGSIYADA MUQDISHO

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sida habsamida leh ee Imtixaanka Shahaadiga uga socda iskuulada magaalada Muqdisho, iyadoo ay ardayda Soomaaliyeed nasiib u heleen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir looga hadlayay qorshooyinka horumarka ee wadamada dhaqaalahooda hooseeyo...

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Hadliye Cumar oo uu wehliyo Wasiirku-xigeenka Qorsheynta ee Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocow...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga...

View Article

Shirka madasha watashiga Hogaamiyeyaasha oo galay maalintii labaad

Shirka Madasha Wadatashiga hoggaamiyeyaasha Qaranka oo ay ku mideysan yihiin hoggaanka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka ka jira oo galay maalintii labaad ayaa maanta diiradda lagu saarayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dadkii ka dambeeyay qaraxii Daallo oo la xukumay-Sawirro

Maxkamada darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday dadkii loo heystay in ay ka dambeeyeen weerarkii lagu qaaday diyaaradda Daallo Airline labadii...

View Article

Madaxweynihii hore ee Chad oo xabsi daa’in lagu xukumay

Maxkamad ku taala dalka Senegal ayaa xabsi daa’in ku xikuntay madaxweynihii hore ee dalka Chad Hissene Habre kaddib markii lagu helay dambiyo ka dhan ah bani’aaddanimada. Dambiyada lagu helay waxaa ka...

View Article


Mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay degmada Waajid

Mashaariic hormarmarineed oo Dawlada UK ay ka fulisay degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa maanta xarigga laga jeray Degmada Waajid waxaey ka mid atahay gobolka Bakool  waana degmada keliya oo ka...

View Article

Dhaqaatiirta Isbitaalka Badbaado oo baaritaanno lacag la’aan ah ka sameeysay...

Dhaqaatiirta ka howlgala  Isbitaalka Badbaado ee Magaalada Muqdisho ayaa baaritaan caafimaad oo lacag la’aan ah u sameeyay dhalinyaro iyo caruur lagu xannanaeeyo xarun ay degmada Cabdicasiis ka furtay...

View Article


Shirkii horumarinta kalluumeysiga dalka oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Shirki horumarinta kalluumeysiga ee dowladda Federaalka iyo maamulgoboleedyada dalka uga socday Muqdisho ayaa maanta lagu soo gebagebeeyay Muqdisho. Shirka oo socday muddo sadex maalmood ah ayaa looga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxaadaro diini ah oo lagu qabtay xarunta Ururka SAAD “SAWIRRO”

Muxaadaro diini ah oo ay soo agaasimeen Ururka SAAD ayaa lagu qabtay Xarunta Madrasada Ururka SAAD oo ku taalo Degmada Kaaraan. Muxaadarada waxaa ka qeyb galay Culimaa’udiin magac ku leh Wadanka...

View Article


Arday araga la’ oo la guddoonsiiyay shahaadooyin iyo abaalmarino

Labo iyo taban arday oo ka baxday dugsiga dhexe ee iskuulka Indhoola yaasha Al-Nuur ayaa maanta waxaa shahaadooyin lagu gudoonsiiyey munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho oo ay ka qeyb galeen...

View Article

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir looga hadlayay iskaashiga iyo horumarka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Shirka wada tashiga  ah ay soo qaban qaabisay Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga  dalka, ayna ka soo qeybgalaeen mas’uulayiinta  qaar ka mid ah Wasaardaha dowladda Federaalkaiyo xubna ka...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live