kulan looga hadlayay arrimaha Federaalka iyo xuduudaha oo Cadaado lagu...
Kulankan looga hadlayay arrimaha xuduudaha iyo Federaalka ee maanta Cadaado lagu qabtay ayaa waxaa soo qabanqaabiyay gudiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo wasaaradda arrimaha gudaha iyo dawladaha...
View ArticleTurkiga oo Soomaaliya ugu deeqday $ 2 Milyan bil kasta
Golaha wasiirada cusub ee dalka Turkiga ayaa ansixiyay lacag deeq ah oo bil walba dowlada Turkiga ay siinayso Somaliya ,taasoo gaaraysa $ 2-Milyan guud ahaanna isku darkeedu ay dhan tahay $ 24 Milyan....
View ArticleDaawo SAWIRADA Ciidamada Amaanka Dalka oo Qabatay Gaari Qaraxyo Iyo Hub ay...
Ciidmada Hey’adda Sirdoonka iyo nabad Sugidda Qaranka NISA ayaa gacanta ku dhigay Gaari ay saaranyihiin hub iyo walxaha qarxa, kaas oo heyaddu sheegtay in la doonayay in lagu qalqalgaliyo Ammaanka...
View ArticleHowlgallo lagu bur burinayay dhismayaasha sharci darrada ah oo xalay la sameeyay
Ciidamada ilaalada deegaanka oo gacan ka helaya maamulka degmada Waaberi ayaa xalay howlgallo lagu bur burinayo sandaqadaha ku yaalla hareeraha waddooyinka ka fuliyay wadada Maka Al-mukarama. Xoghayaha...
View ArticleHowlgallo ka dhan ah Al-Shabab oo laga fuliyay Tuulooyin hoostaga Galcad
Ciidamada xogga dalka iyo kuwa Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga Galcad la wareegay deegaanno hor leh oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Kornayl...
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleWasiir ku-xigeenka Isboortiga oo tartan kubada cagta ah ku soo gabo gabeeyay...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Isboortiga iyo dhallinyarada Mudane Cismaan Aadan Dhuubow iyo wafdi uu horkacayay ayaa socdaal shaqo ku tegay degmada Balcad, isagoo u kuurgalayay heerka is dhex gal ee...
View ArticleMadaxweynaha dalka: Waan ka guuleysaneynaa argagixisada
(Villa Somalia) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shacabka iyo dowladda aanay marna ka daali doonin dagaalka lagula jirao argagixisada....
View ArticleRa’isul wasaaraha Xukuumadda oo cambaareeyay weerarka hotel ambbassidor
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa cambaareeyey weerarka argagixiso ee galabta lagu qaaday hotelka Ambassador, kaasoo ay waxyeelo ka soo...
View ArticleNISA: Dilka horjooge macalin Daa’uud Al-shabaab dhabar-jab ayuu ku yahay
War-saxaafadeed kasoo Baxay Taliska Sare ee Hey’adda Sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo nuqul kamid ah lasoo gaarsiiyay Radio muqdisho ayaa lagu faahfaahiyay duqeyn dhinaca...
View ArticleWararkii ugu dambeeyay ee weerarkii ambbassidor iyo Sawirro
in kabadan 15 Qof ayaa la xaqiijiyay in ay dhiteen halka dhaawacuna uu kor u dhaafayo illaa 50 ruux. Saraakiisha laamaha Ammaanka ee ku sagan Hotelka Ambassador ayaa wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee...
View ArticleTaliyaha Asluubta Soomaaliyeed oo Austria shir uga qeyb-galaayo+SAWIRRO
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyed Genaraal Bashiir Max’ed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa shir uga qeyb galay xarunta qaramada midoobay ee Magaalada Vienna “VIC” Dalka Austria. Sarreye Gaas Bashiir...
View ArticleCiidamada amniga oo la wareegay gabi ahaanba gacan ku heynta Hotel Ambassator
Sida ay inoo xaqiijiyeen wariyeyaasha SONNA ee gaaray goobta weerarka uu ka dhacay iyo saraakiil katirsan NISA, waxaa gabi ahaanba ciidamada gaashaan ay la wareegeen gacan ku heynta hotelka Ambassator...
View ArticleTurkiga: In Midowga Yurub uu jaro dhaqaalaha AMISOM waa khalad weyn
In midowga Yurub ay jaraan qeyb kamid ah dhaqaalaha lagu bixin jirey howlgalka AMISOM ee Soomaaliya waa khalad weyn, madaxweynaha dalka Trukiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sidaa sheegay xilli Arbacadii...
View ArticleWasiirka Amniga, Wasiirka Warfaafinta iyo Taliyaha NISA oo gaaray Hotel...
Wasiirka Amniga C/risaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo taliyaha Nabad-Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA C/raxmaan Tuuryare ayaa gaaray Hotel Ambassador, iyaga...
View ArticleWakiilka Midowga Afrika oo cambeereeyay weerarkii Hotel Ambassador
Ergeyga gaarka ah ee midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Francisco Madeira ayaa cambeereeyay weerarkii lagu qaaday Hotel Ambassador kaas oo ay ku geeriyoodeen ugu yeraan 10 ruux oo ay ku...
View ArticleDowlada Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay weerarkii Hotel Ambassador
Iyadoo lasoo gaba gabeeyey weerarkii ay soo qaadeen maleeshiyada Al-shabaab ayaa waxaa masuuliyiin katirsan dowlada oo gaaray goobta ay faafaahin ka bixiyeen qasaaraha weerarkaasi iyo sida ciidamada...
View ArticleAas qaran oo maanta muqdisho loogu sameeyay xildhibaannadii ku geeriyooday...
Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho aas qaran loogu sameeyey Xildhibaan C/laahi Jaamac Xuseen (Kabaweyne) iyo Xildhibaan Prof. Maxamuud Maxamed Guure, oo labaduba kamid ahaa mas’uuliyiintii...
View ArticleXildhibaannadii ku geeriyooday weerarkii ambbassidor oo wadajir salaaddii...
Muqdisho, 2 June 2016 (Villa Somalia) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee labadii xildhibaan ee...
View ArticleMadaxweynaha iyo Xoghayaha arrimaha dibedda ee Britain oo muqdisho ku kulmay
Muqdisho, 2 June 2016 (Villa Somalia)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Britain Philip...
View Article