Daawo Sawirrada Tahriibayaal laga soo badbaadiyay Badda cas
Dad tahriibayaal ah oo saarnaa dooni ka baxday xeebaha gobolka Bari kuna sii jeedday dalka Yemen ayaa markab dagaal oo leedahay NATO, waxaa ka soo badbaadiyay biyaha u dhaxeeya Somalia iyo Yemen...
View ArticleDanjiraha Turkiga oo qalab isboorts guddoonsiiyay wasaaradda Dhallinyarada...
Danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya ayaa maanta qalab ispots guddoonsiiyay wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya. Qalabkaasi isboorti oo ay bixiyeen shirkadda diyaaradaha ee...
View ArticleWAAYO WAAYO Dhageyso:-Suugaanta Shaqaalaha “Xulka Keydka Radio Muqdisho”
Sanad kasta maalinta berri ah oo kale 01 may aduunka waxaa laga xusaa maalinta Shaqaallaha, Soomaaliyana aad ayaa loogu diyaar garoobay xuskeeda. Hadaba Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan keydka...
View ArticleGudoomiyaha Baarlamanka oo hambalyo u diray shaqaalaha Soomaaliyeed
Gudoomiyaha baarlamanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shaqaale weynaha Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta shaqaalaha aduunka oo ku asteysan maanta. Prof. Jawaari...
View ArticleWasaaradda shaqada iyo shaqaalaha oo sheegtay in shaqaalaha ay ka...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Cismaan Libaax ayaa sheegay in maalinta shaqaalaha adduunka oo ku asteysan maanta darteed ay fasax yihiin laba maalmood oo ka bilaabaneysa maanta....
View ArticleR/wasaare Cumar “Soomaaliyada cusub waxay u baahan tahay xoog iyo xirfad...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa munaasabada 1da May, 2016 oo ahmaalinta shaqaalaha aduunka ugu hambalyeeyey dhamaan shaqaalaha...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xarigga ka jaray xarumo dib u dhis lagu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka rajay xarumaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada iyo tan howlaha guud oo dhawaan dib u...
View ArticleMadaxweynaha oo ka qeyb galay xuska 1-da May, xarigana ka jaray xarumo dib u...
Munaasabad isugu jirtay xuska 1-da May oo ah Maalinta Shaqaalaha Soomaaliyeed iyo kan Adduunka iyo furitaanka dhib u dhis lagu sameeyey Xarumihii Wasaaradaha Shaqada iyo Arimha Bulshada iyo...
View ArticleMadaxweynaha oo ka qeyb galay munaasabadda 1-da May “SAWIRRO”
Muqdisho-1-da May 2016- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad loogu dabaal degeyey 1-da May oo ku asteysan maalinta...
View ArticleDhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleDhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleDhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga...
View ArticleDhallinyarada Ururka SAAD oo doonaya inay hirgeliyaan xarumo waxbarasho...
Ururka SAAD oo ah urur dhalliyaro ah, una adeega bulshada ayaa maanta booqasho ku tegay Dugsiga hoose iyo dhexe ee Warjiroow oo hoos taga degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaasi oo ay gacanta...
View ArticleMadaxweynaha oo amar ku bixiyay in la furo sanduuqa naafada Qaranka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Wasaaradda shaqada ku amray inay dhisaan sanduuqa naafada Qaranka, si bulshada Soomaaliyeed ay uga qeyb...
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleCiidan dalka UK ka socda oo soo gaaray Soomaaliya
Koox ka tirsan ciidan dalka British ayaa yimid Soomaaliya kuwaas oo qeyb ka ah howlgalka la dagaalanka kooxda argagaxisada ee Al-shabaab. Ciidamada ayaa sidoo waxaa waxaa ay tababaro siin doonaan...
View ArticleHowlgal ciidan oo ka socda Shabeelaha dhexe-Sawirro
Gobalka Shabeelaha dhexe ayaa waxaa ka socda howlgalo ballaaran oo la doonayo in maleeshiyaadka Al-Shabaab looga saaro guud ahaan deegaanada ay ka joogaan Gobalkaasi. Howlgalkaan ayaa waxaa hogaaminaya...
View ArticleGaalkacyo oo maanta suuq cusub laga hirgaliyay”Sawirro”
Suuq cusub oo loogu tala galay in lagu iibiyo hilibka iyo qudrada isla markaana maamulka Dagmada Galkacyo ee Galmudug uu ka hirgaliyay bartamaha Suuqa weyn ee magaaladaasi ayaa maanta waxaa si rasmi ah...
View ArticleTaliyaha ciidanka booliska oo saraakiil ciidan u furay aqoon kororsi “SAWIRRO”
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa tababbar aqoon korosi ah u furay afartan sargaal oo ka tirsan ciidanka booliska, kaasi oo qeyb ka ah sare u...
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View Article