Baarlamaanka Soomaaliya oo ka doodaya hanaanka doorasho ee dalka
Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya meel marinta hanaanka doorashada ee dalka sanadkan 2016, iyadoo kulanka Baarlamaanka uu hortagayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar...
View ArticleUrurka Haweenka Qaranka oo baaq u diray duubabka dhaqanka Hiiraan iyo...
Ururka Haweenka Qaranka ayaa casho sharaf u sameeyey duubabka dhaqanka Gobolada Hiiraan iyo SHabeelaha Dhexe, waxaana dhextaal u aheyd ka hadalka dhameestirka shirka Maamul u sameynta labada gobol,...
View ArticleGuddoomiye Guudlaawe: “Haraadiga Al-Shabaab waa laga ciribtiraya guud ahaan...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ka hadlay howlgalka ka dhanka Kooxda Nabad diidka ah ee Al-Shabaab ayaa sheegay inuu socdo wejigii ugu dambeeyay ee...
View ArticleWasiirka Kalluumeysiga iyo Mas’uuliyiinta hay’adda FAO oo ka wada hadlay...
Wasiirka kalluumesiga iyo kheyraadka badda Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Caymooy ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay mas’uuliyin ka socotay hey’adda FAO ee Qaramada...
View ArticleCiidanka kumaandooska oo bur buriyay saldhig lagu tababbarayay Daacish
Wararka laga helaayo deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in cutubyo ka tirsan Ciidamada Kumaandoosta Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay gabi ahaanba bur-buriyeen Saldhig lagu...
View ArticleDhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleBaarlamaanka oo ka dooday hanaanka doorasho ee dalka
Kulanka baarlamaanka ee maanta oo uuu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Xildhibaanadu waxa ay guda galeen ka doodista hanaanka doorasho ee...
View ArticleCiidanka Xooga Dalka oo Burburiyay Saldhig ay Kooxda Daacish Ka samaysatay...
War Qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo caawa la soo gaarsiiyay Warbaahinta Qaranka ayaa lagu Yiri, Ciidamada Sida Gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska XDS ayaa...
View ArticleBaarlamaanka oo markale ka doodaya hannaanka doorasho ee 2016-ka
Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu waadaa in maanta ay markale ka doodaan hannaanka doorasho ee sanada 2016-ka oo uu ka haray waqti aad u gaaban. Doodda maanta ayaa waxa ay daba...
View ArticleTartan kubadda cagta ah oo loo soo gabo gabeeyay ardayda dugsiyada sare
Tartankan kubadda cagta oo ay soo qaban qaabisay Jaamacadda City ayaa waxaa uu socday muddo bil,waxaana loo qabtay dugsiyada sare ee ku yaala 16 degmo oo ka tirsan gobolka banaadir. Tartankan oo ugu...
View ArticleBeeraleyda gobolka Shabeelaha dhexe oo ku howlan tacabka beeraha
Beeralayda Gobolka Shabeelada Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in la filayo in wax soosaarkii beeraha ee Gobolka uu kordho, xilli webiga Shabeelle uu biya keenay, roobabkii gu’agana ay ka...
View ArticleGuddoomiyihii Maxkamadda sare oo xilka laga qaaday “Dhageyso”
Digreetan ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa xilka looga qaaday guddoomiyihii Maxkamadda sare ee dalka Abuukaate Ceydiid Cabdullaahi...
View ArticleWasaaradda batroolka oo ka hadashay xog uruurin la xiriira dhul badeedka
Muqdisho Shirkada Spectrum ASA waxay si guul ah kusoo gaba-gabeysay xog uruurintii (2D seismic data) dhul badeedka Koonfurta Soomaaliya. Waxay ahayd 5 September 2015 markii Dowladda Federaalka...
View ArticleHodan: Waddooyin muhiim ah oo dib loo furay
Waddooyinkan isku xira laamiga hor mara Isbitaalka Digfeer iyo tan wadada Wadnaha ee magaalada Muqdisho oo xirneyd, islamarkanaa si sharci darro ah loo dhistay ayaa maamulka degmada Hodan ee gobolka...
View ArticleBaarlamaanka oo soo gabo gabeeyay dooda hanaanka doorasho ee dalka
Doodda ku saabsan qorshaha Xukumadda ee doorashiinka la filayo in sanadkaan ay ka dhacan Soomaaliya oo barlamaanka u soo gudbiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta doodiisa...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh “Wasaaradda Cadaaladda, Xeer-ilaalinta iyo hey’adaha...
Muqdisho- 04 May 4, 2016-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay xaflad lagu dhaarinayey guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka ee uu...
View ArticleIsu soo bax lagu taageerayay burburinta Jigooyooyinka oo maanta Galkacyo ka...
Isku soo baxaan oo ahaa mid lagu taageerayay howlgallada ciidamada nabad sugida iyo booliiska galmudug ay kula dagaallamayaan jidgooyooyinka sharci darada ah ayaa maanta lagu qabtay duleedka dhanka...
View ArticleDhageyso Warkii Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleDhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleSafiirka Soomaaliya ee Koofur Afrika oo sheegay in la hoos keenay Safaaradaha...
Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Koonfur Afrika, ambassador Jamaal Maxamed Barow, oo shir saxaafadeed ku qabtay xarunta safaaradda Soomaaliya ee magaalada Pretoria ee dalkaasi ayaa ka...
View Article