Golaha ammaanka oo shir gaar ah ka yeeshay Soomaaliya
Golaha ammaanka ee qaramada midoobay oo shir gaar ah ku yeeshay magaalada New York, ayaa ka shiray xaaladda Soomaaliya, shirka ayaa waxaa ka qeybgalay madaxweynah jamhuuriyadda Soomaaliya iyo madax...
View ArticleErgeyga QM ee Soomaaliya oo soo dhoweeyay dadaalada doorashada 2016
Kulan gaar ah oo golaha ammaanka ay ku yeesheen xarunta QM ee magaalada New York, ayaa waxaa ay warbixin ka ku saabsan Soomaaliya ka dhageysteen wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Micheal...
View ArticleRagii la sheegay in ay ka Dambeeyay Dil xalay dad shacab ah loogu geestay...
Wasaarada Difaaca oo ragii ka danbeeyay weerar xalay lagu dilay dad shacab ah ku wareejisay maamulka Gobolka banaadir. Ciidamada Amaanka Dalka ayaa xalay gacanta ku dhigay askar katirsaneed ciidanka...
View ArticleMadaxweynaha J. F. S. oo Qaramada Midoobay ka codsaday in cunaqabataynta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa golaha ammaanka ee qaramada midoobay ka codsaday in dalka laga qaado cuna-qabataynta hubka,si ay ciidamada xoogga ugu...
View ArticleSoomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiis ku aaddan ganacsiga
Kulan ay magaalada qaahira ku yeeshay wasiirka wasaarka ganacsiga iyo wershedaha Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed iyo dhiggiisa dalka Masar Daariq qaabii,ayaa lagu gorfeeyay sidii loo soo noolayn...
View ArticleKu-simaha R/wasaaraha”Shirka waxaan hor dhignay siyaasadda amniga qaranka”
Shirkan ku saabsan horumarinta amniga oo uu shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayna ka...
View ArticleR/wasaare ku xigeenka oo ku amray hey’adaha ammaanka iney bur buriyaan...
R/wasaare ku xigeenka ahna ku simaha R/wasaaraha dalka mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib oo goor dhaweyd shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in dowladda F. S. ay ka hortageyso kooxaha dadka...
View ArticleR.W.ku Xigeenka Xukuumadda oo sheegay inay sameynayaan unug dabagala xogaha...
Ra’iisul W/ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte, oo war-murtiyeed ka soo saaray xafiiskiisa waxa uu ugu horayntii u tacsiyeeyay eheladii iyo qaraabadii ay masiibadu...
View ArticleMadaxweynaha: ‘’Doorashada sannadkan dhacaysa waa cashar ay shacabku ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya 47 kadib ay dhacayso doorasho, tallaabadaasina ay dhiirigelineyso dib u soo kabashada...
View ArticleUgu yeraan 50 ruux oo deegaannada Jubbooyinka ugu dhintay cudur aan la aqoon
Madaxa kormeerka iyo qiimeynta ee hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Maxamuud Xasan, oo shir jaraa’id ku qabtay maanta magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in cudur aan la garaneyn waxa uu yahay balse leh...
View ArticleHeeskii wacad baa inoo yaal ciideyda wacaneey wacadbaa inoo yaal+Dhageyso
Heeskii wacad baa inoo yaal ciiddeyda wacaney wacadbaa inoo yaal, waxa ay si gaar ah uga hadleysaa in dalkaaga meel kaaga fiican in aysan jirin. Waxaa ku luqeynaya heeska Fannaanka Siciid Xassan Axmed...
View ArticleDibad bax lagu muujinayay dhibaatada Tahriibka oo maanta muqdisho ka...
Bannaan bax lagaga soo horjeedo sii socoshada tahriibta bulshada Soomaaliyeed ayaa maanta ka dhacay qaybo ka mida magaalada Muqdisho. Muddaaharaadkan oo ay qaban qaabadiisu lahayd wasaaradda...
View ArticleGuddoomiyayaasha degmoyinka gobolka iyo taliyayaasha Saldhigyada Booliska oo...
Munaasabad tababbar loogu soo xiraye guddoomiyayaasha degmooyinka gobolka Banaadir iyo taliyaasha Saldhigyada Booliska degmooyinka ayaa lagu qabtey dugsiga tababarka General kaahiye ee magaalada...
View ArticleWasaaradda Haweenka oo qabatay kulan looga hadlayay xuquuqul insaanka “SAWIRRO”
Kulankaan oo ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada saraakiisha lamaha amniga iyo madaxda Wasaaradda haweenka ayaa looga hadlay talo soo jeedintii labaad ee dib u eegista xuquuqul insaanka...
View ArticleKu simaha Madaxweynaha oo la kulmay Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya...
Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Mareykanka u...
View ArticleArday Soomaali ah oo ka qalin jabisay Jaamacad ku taal Gobol Suudaan ah oo...
Xafladan oo ay ku qalin jabinaayeen arday ka socotay Dowlado kala duwan oo ay Soomaaliya Hormuud u aheyd ayaa waxaa kasoo qayb galay Masuuliyiin ka socotay Safaarada Soomaalida oo uu hor kacayay...
View ArticleWabiga Shabeelle oo wada biyo dheeraad ah
Wabiga Shabeelle ee dhaxmara deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan isla markaana 2 bilood oo aynu ka so gudubnay biyo yareeyay ayaa xiligan wabiga laga daremayaa in uu wado biyo aad ubadan marka loo...
View ArticleObama oo booqanaya dalka Britain
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama oo booqasho ku jooga dalka Britain, ayaa ku celiyay inuu taageersanyahay in dalkaasi uu ka sii mid ahaado Midowga Yurub, codbixinta arrintan loo qaadayo ayaa dhici...
View ArticleDhageyso warka subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleArday Soomaaliyeed oo ka qalin jebisay Jaamacadda RAF ee dalka Kenya “Sawirro”
Munsabad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay ilaa 107 arday oo ah dufacdii 4 aad ee ka qalin jebisay jaamacada Raaf oo ka dhacday Xarunta Jaamacadaasi ay ku leedahay magalada Kajedho ayaa waxaa ka qeyb...
View Article