Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Heshiis nabadeed oo ay gaareen beelo ku dagaalamay deegaanno ka tirsan...

Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose Mudane Ibrahim Aadan Cali ayaa shaaca ka qaaday in heshiis nabadeed ay gaareen  labo beelood oo dhawaan ku dagaalmayay gobolka S/hoose. Isagoo u warramayay Wakaalada...

View Article


Madaxweynaha Galmudug oo xilka ka qaaday wasiirki Qorsheynta.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta xilkii ka qaaday Wasiirkii Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga mudane Maxamed Cilmi Afrax. Warqad qoraal ah oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Odawaa oo maanta la kulmay mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir...

Mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) oo ah Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa maanta ka qeybgalay kulan looga hadlayay ammaanka iyo horumarka caasimadda dalka kaasoo ka dhacay xarunta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan looga hadlayay dib u eegista dastuurka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Kulankaan oo looga hadlayay sidii Bulshada looga qayb gelin lahaa hanaanka dib u eegista geedi Socodka Dastuurka , waxaa ka qayb galay Wasiirka Dastuurka, Guddoomiyaha Guddiga dib u eegista Dastuurka...

View Article

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });

View Article


Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Siminaar aqoon kororsi ah oo loo soo gabo gabeeyay maamulka iyo Macalimiinta...

Munaasabad kooban oo lagu soo xirayay siminaar ku saabsanaa sidii loo tayeyn lahaa aqoonta maamulka iyo macalimiinta Jaamacadda SIU oo socday muddo labo maalmod ah ayaa manta laguso gaba gabeyay...

View Article

Ra’isul wasaaraha oo Wasiir cusub u magacaabay Wasaarada Boostada iyo...

Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke, ayaa xilka qaadis ku sameeyey wasiirkii wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta ee xukuumadda Soomaaliya mudane Guuleed...

View Article


Hey’adaha amniga oo gacanta ku dhigay horjooge ka tirsan Al-shabaab

Howlgal xalay ciidamada Nabadsugida ay  ka sameeyeen  degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa lagu soo qabtay horjooge ka tirsan kooxda Al-shabab, sida u afhayeenka maamulka gobolka Banaadir , C/fataax...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddiga doorashooyinka Puntland oo la dhaariyay-Sawirro

Guddiga doorashooyinka dawladdda Puntland oo ka kooban 9-xubnood isla markaana uu dhowaan cod Aqlabiyad leh ay ku meel mariyey Baarlamaanka Puntland ayaa maanta 25-April-2016 waxaa lagu dhaariyey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda hoose oo ku howlan hagaajinta meelaha biyaha fadhistaan-Sawirro

Gudddoomiye ku xigeenka howlaha guud ee maamulka gobalka Banaadir, Cabdicaziis Cilmi Cali iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta kormeer ay ugu kuurgalayeen sida loo hagaajiyay meelaha loogu talagalay in ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir Cadaaladda looga hadlayo oo ka furmey Muqdisho-Sawirro

Shirkan maanta ka qabsoomay magaalada Muqdisho ayaa waxaa u jeedkiisu ahaa ka hadalka horumarinta Cadaaladda dalka waxaana ka qaybgalay mas’uuliyiin ka kala socotay dowladda dhexe iyo maamulada qaybta...

View Article

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya magaalada Muqdisho....

View Article


Mudanayaasha Baarlamaanka oo dood ka yeeshay hindise sharciyeedka dhismaha...

Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay kaga doodeen Hindise Sharciyeedka dhismaha Xisbiyada siyaasadeed ee dalka. Doodda Hindise...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

R/wasaare ku xigeenka dalka oo soo xiray shirki dib eegista dastuurka “Sawirro”

R/wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa maanta soo xiray shir looga hadlayay  sida bulshada looga qayb galinkaro dastuurka. Shirkan ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka...

View Article


Maxkamadda ciidanka qalabka sida oo ka hadashay ilaalinta xuquuqda eedeysanaha

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa sheegtay in maxkamaddu ay markale todobaadyada soo socda u fadhiisan doonto dadwac ciqaabeedka loo heysto eedeysanaal la...

View Article

Maleeshiyada Al-shabaab oo afduub xoogan ku haya carruurta da’yarta ah

Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa boob xoogan ku haya dadka ku dhaqan deegaano ka tirsn gobollada Shabeelaha Hoose, Shabeelaha Dhexe iyo Galgaduud. Warbixin aan ka haleyno goobaha ay ku nool yihiin meelaha...

View Article


Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });

View Article

Roobabka gu’ga oo ka curtay gobolka Galgaduud

Roobab dadka iyo duunyada ay ku diirsadeen ayaa xalay ilaa iyo saaka ka da’ay deegaannada badan oo ka tirsan gobolka Galgaduud, kuwaasi oo ka mid ah meelaha uu saameeyay abaarihii dalka ku dhuftay....

View Article

shir looga hadlayo qaab dhismeedka Ciidanka Booliska oo muqdisho ka furmay

Shirkan oo socon doona mudo saddex maalin ah isla markaana diirada lagu saari doonaa qaab dhismeedka ciidanka booliska Soomaaliyeed iyo wada shaqeynta ka dhexeysa Boolsika heer Qaran iyo kuwa maamul...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live