Kulan looga hadlaayay dariseynta oo Dharkeeynleey lagu qabtay”SAWIRRO”
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka benaadir ahna guddoomiye ku-xigeenka gobolka Mudane Maxamed Axmed Yabooh ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta Degmooyinka Dharkenley, Wadajir , Dayniile, iyo Kaxda, kaas...
View ArticleDhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleIlaalinta xuquuqda carruurta oo laga hadlay “SAWIRRO”
Aqoon isweydaarsi ku saabsan xaquuqda carruurta ayaa waxaa ka qayb galay qareeno culimaa’udiin, waalidiin iyo mas’uuliyiin kale waxaana soo xiray xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda Dr...
View ArticleQoysas ka soo barakacay colaad ka dhacday gobolka Sh/hoose oo soo gaaray...
Qoysas ka soo barakacay colaado ka dhacay deegaanno ka mid ah gobolka Shabeellaha hoose ayaa soo gaaray duleedka magaalada Muqdisho Magaalada Barakacayaasha ayaa lagu soo waramaa in illaa iyo hadda...
View ArticleTurkiga oo Muqdisho ka hirgelin doona mashruuc lagu dhisayo 10 Kun oo guri
Dowladda Turkiga ayaa shaaca ka qaadday in dhawaan ay Muqdisho ka hirgalin doonto mashruuc lagu dhisaayo ku dhawaad 10 Kun oo Guri oo loogu talo galay in ay ka faa’iideystaan dadka shacabka ah kuwooda...
View ArticleCiidamada dowladda Yemen iyo kuwa isbaheysiga oo qabsaday magaalada Mukalla
Ciidamada dowladda Yemen oo ay taageerayaan ciidamada isbaheysiga ayaa qabsasaday magaalada dekadda ah ee Mukalla iyo xarunta ugu weyn ee dalkaasi ee laga dhoofiyo saliidda, iyagoo ka qabsaday kooxda...
View ArticleBarlamaanka oo maanta ka doodaya sharciga xuduudaha
Mudanayaasha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xaruntooda golaha shacabka iyagoo ka doodaya qodoboo kala duwan oo fadhigooda horyaala. Ajandayaasha mudanayaashu ka doodayaan...
View ArticleXudur deegaano hoos yimaado oo Al-shabaab laga saaray
Ciidamada amniga ee dowlad goboleedka Koonfur galebed ee Soomaaliya ayaa maanta howlgallo ay ka fuliyeen tuulooyin hoostaga degmada Xudur waxa ay kula wareegeen deegaanno dhowr ah oo ay Shabaabku ku...
View ArticleWasaqda lagu shubo Xeebaha dalka oo laga digay
Hay’adda Cilmi baarista iyo badaha Soomaaliya ayaa maanta siminaar ku saabsan ka hortagga wasaqda lagu shubayo badda u soo gabo gabeeyay qaar ka mid ah shacabka ku nool degmada C/casiis ee gobolka...
View ArticleBarlamaanka oo maanta ka dooday Hindise Sharciyeedka Maareynta Maaliyadda
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay akhrinta koowaad mariyeen Hindise Sharciyeedka Maareynta Maaliyadda Dalka ayaga oo dhinaca...
View ArticleUrurrada shaqaalaha Soomaaliyeed oo doortay hoggaan cusub”SAWIRRO”
Doorashadaan ayaa waxaa isugu yimid sideed urur shaqaale oo ku midoobay hal dalad oo loogu mgac daray Isutaga Ururada shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa ku doortay Hogaanka Afarta Sano ee soo socda. Guddiga...
View ArticleDeegaanka Bacaadweyn oo abaaro daran laga soo sheegayo“SAWIRRO”
Abaaraha iyo biya yarida xiligaani ka taagan degmada bacaadweyne iyo deegaanada ku xeeran ee ku yaala koofur bari Gobalka Mudug ayaa saameeyn xoogan ku yeeshay dadka iyo duunyada halkaasi ku nool,...
View ArticleDhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleSoomaali tahriib ah oo Masar lagu xeray
Dadkaan oo tiradooda ay gaaraysa 180 ruux ayaa doonayay inay ka tahriibaan xeebaha Wadanka Masar, ayagoo ku sii jeeday Wadamada Yurub, waxaana ciidamada amniga ee dalka Masar ay ka soo qabteen...
View ArticleDhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleWasiirada Caafimaadka Soomaaliya iyo Suudaan oo hishiis Khartuum ku kala...
Heshiiskan oo ahaa mid horay loogalay una dhaxeeyay wasaaradda caafimaadka dowladda soomaaliya iyo suudaan ayaa waxaa inta badan xooga lagu saarayay adkeenta iyo dhaqan galinta Heshiiskaasi horay...
View ArticleDad loo qabtay weerarkii lagu qaaday guriga Xildhibaan Dhaayow
Wasaaradda Amniga gudaha ee xukuuamdda Soomaaliya ayaa sheegtay in la qabtay dad looga shakisan yahay weerarkii habeen hore lagu qaaday guri uu magaalada Muqdisho uu ka deganaa Xildhibaan ka tirsan...
View ArticleGuddoomiyaha Hiiraan: Shacabka iyo maamulka Maxaas waa dad isku duuban
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo maalmahan ku sugnaa degmda Maxaas iyo deegaanno hoos yimaada ayaa ka war bixiyay xaaladda deegaanadii uu tagay tan iyo markii laga saaray maleeshiyaadka Al-shabaab Yusuf...
View ArticleGuddoomiyaha Haweenka qaranka oo la kulmay guddiga fududeynta shirka Jowhar
Guddoomiyaha ururka Haweenka qaranka Batuulo Shiiq Axmed Gabale iyo xubna ka tirsan ururka oo maalmihi u dambeeyay ku sugnaa Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa kulan la qaatay...
View ArticleRaisul wasaare ku-xigeenka dalka oo soo xeray shirkii cadaaladda looga hadlaayay
Shirkaan oo magaaladda Muqdisho ka socday afartii maalin ee la soo dhaafay ayaa waxaa qabatay wasaaradda Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya, waxaana ka qayb galay dhinacyada garsoorka dalka oo ay ku...
View Article