Kulan looga hadlayay Xagjirnimada oo lagu qabtay Islii Nairoobi+SAWIRRO
Culimaa udiinkani oo ka kala yimid waddamada Mareykanka iyo Koonfur afrika iyo kenya ayaa waxay kulan diimeed Muxaadarooyin ah ku qabteen masjidu saxaaba oo ku yaala waddada 12 aad ee xaafadda ay...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo Addis ababa gaaray+SAWIRRO
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo gelinkii hore ee maanta 15-April-2016 ka amba baxay magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa gaadhey caasimadda dalka Ethiopia ee Addis...
View ArticleQoysas ay abaaro saameeyeen oo raashiin la gaarsiiyay
Guddiga caalamiga ah ee bisha iyo ururka bisha case e Soomaaliyeed ayaa raashiin u qeybiyay ilaa 60,000 oo ruux kuwaas oo kamid ah dadka ay abaaraha saameeyeen ee ku dhaqan waqooyiga Soomaaliya....
View ArticleDhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleWaxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 16 April 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...
View ArticleOlolaha wacyigalinta Biya nadiif ah oo Galkacyo ka billowday”SAWIRRO”
Masuuliyiin ka tirsan xubnaha golaha wasiirrada Galmudug ayaa maanta ka qeyb galay barnaamij qeyb ka ah ololaha wacyi galinta helitaanka biyo nadiif ah oo kasoo ay iska kaashanayaan wasaaradda Biyaha...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley furitaanka shir madaxeedka...
Bahir Dar, 16 April 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 5-aad ee Madasha Sare ee Amniga Qaaradda...
View ArticleKulan looga hadlaayo dhismaha waddooyinka Kismaayo oo lagu qabtay magaaladaasi
Kulankan oo ahaa mid diiradda lagu saarayay burburka wadooyinka magalada Kismaayo iyo waddo si qaldan loo dhisay sidii dib u dhis loogu sameyn lahaa ayaa waxaa ka soo qeebgalay masuuliyiinta maamulka...
View ArticleWasiiru-dowlaha arrimaha gudaha oo maanta booqaday xabsiga dhexe ee...
Wasiiru dowlaha Arimaha Gudaha iyo federaalka Cabdirashiid Maxamed “Xiddig” ayaa maanta kormeeray , Xabsiga dhaxe ee Xamar , isagoo indha indheeyay xaalada maxaabiista ku hirta xabsigaasi. Wasiiru...
View ArticleDaawo Sawirrada: Bilicda iyo horumarka magaalada Baraawe
Degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada hoose oo iminka ah Caasimadda maamul goboleedka Koofur galbeed ee Soomaaliya, waa magaalo xeebeed aad u qurux badan, waxaa hadda ku sugan wafdi uu hoggaaminaayo...
View ArticleDhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleArdeyda Soomaalida ee wax ka barta Kenya oo urur ay ku mideysan yihiin...
Munaasabadani oo ahayd mid lagu shaacinayay Urur ay ku mideysan yihiin Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka dhigata jaamacadaha dalkani kenya ayaa waxaa ka qeyb galay Safiirka Soomaaliya ee dalkani kenya...
View ArticleHorjooge ka tirsan Shabaab oo isu dhiibay ciidanka xoogga dalka ee bariga...
Horjooge ka tirsan Kooxda Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka Xoogga dalka ee Howlgalka ka wada bariga Galgaduud. Taliyaha Ciidanka Xoogga Gashaanle Axmed Maxamed Tareedishe ee Bariga Galgaduud...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cumar oo Khudbad ka jeediyey shirweynihii dalalka Islaamka...
Muqdisho, April 17, 2016….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga uga qeyb galay shirweynihii...
View ArticleTartan qur’aan aqris ah oo muqdisho uga furmay arday gobolada ka kala...
Tartan xifdinta Quraanka Kariimka oo ay soo qaban qaabisay Jimciyadda Al-Ishraaq ayaa waxaa ka qeyb galay araday Soomaaliyeed oo ka kala socday 18-ka Gobol ee dalka, iyagoo ku tartami doona 114-ka...
View ArticleMaalinta dhir beerista qaranka oo Muqdisho lagu qabtay”SAWIRRO”
Munaasabadaan lagu daah furay todobaadka dhirbeerista Qaranka Soomaaliyeed oo maanta ay ku beegan tahay Maalintii Qaranku u asteeyay ee 17-ka April ayaa waxaa lagu qabtay xarunta Wasaaradda Xanaanada,...
View ArticleDhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia oo ka wadahadley...
Bahir Dar, 17 April 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn ayaa maanta kulan...
View ArticleShir madaxeedkii amniga Afrika oo maanta lagu soo gabagabeeyay dalka Ethiopia
Bahir Dar, 17 April 2016: Shir Madaxeedkii 5-aad ee Madasha Sare ee Amniga Qaaradda Afrika (Tana High-Level Forum on Security in Africa) oo muddo laba maalmood ah ka socday magaalada Bahir Dar ee dalka...
View ArticleRaggii ka dambeeyay weerar saaka lagu qaaday labo gabdhood oo gacanta lagu...
Taliska qeybta guud ee booliska gobolka banaadir ayaa shaaciyay in gacanta lagu dhigay raggii ku luglahaa fal saaka ka dhacay degmada Dharkeyleey ee gobolka banaadir, kaasi oo lagu weeraray labo...
View Article