Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleMidowga ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Turkiga oo doortay guddoomiye+Sawirro
Ururka midowga Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta dalka Turkiga ayaa doortay guddoomiye cusub doorashada oo sanadla ah ayaa ka dhacday caasimadda daka Turkiga ee Ankara marki ay taariikhdu ku...
View ArticleMaxkamad ku taala dalka Britain oo 15 sano ku xukuntay nin Soomaali ah
Maxkamad ku taala dalka Britain ee Coventry Crown Court ayaa xukun 15 sano ah ku ridday wiil Soomaali ah oo tooreey ku dhaawacay haweeneey ku nool magaalada Coventry ee dalka Ingiriiska. Ninkan oo...
View ArticleRa’iisul wasaare ku-xigeenka “Booliska waa saaxiibka koowaad ee shacabka”...
Ra’iisul ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte oo u wehliyo Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta kormeeray dhowr xarumood oo ay ciidamada...
View ArticleJEEM CUP ” Da`yarta Emirates oo Barbardhac ka helay Soomaaliya+Sawirro
DOHA: Da`yarta Ciyaartoyda Iskuulka Muqdisho ee ku guuleystay tartankii Jeem Cup ee Soomaaliya oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare,iyadoo kaashaneysa Wasaaradda...
View ArticleWasiir Odawaa”Baaqnabadeed ayaan u dirayaa Ururka Ahlusunna”
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, oo ku sugan Magaalada Hobyo ayaa baaq Nabadeed u diray Ururka Ahlu sunna ee fadhigoodu yahay Magaalada Dhuusamarreeb....
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleGuddoomiye Cali Gacal” Saxaafadda Waa Indhaha Bulshada
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa ugu baaqay Wariyayaal Shalay Tababar uga furmay Magaalada Cadaado inay ka faa’iideystaan aqoonta labarayo Si bulshada ay ugu gudbiyaan Xogta ay...
View ArticleGuddoomiyaha Gobolka oo dhagax dhigay inta u dhexaysa dekada iyo Madaxtooyada
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa maanta dhagax dhigay waddada Horumarta inta U dhexeysa Dekada Muqdisho iyo Madaxtooyada Villa Soomaaliya oo aad u burbursan isla markaana la doonayo in dib u dayac...
View ArticleM.weynaha Puntland Oo La Kulmay Wafdi Kasocday Beesha Caalamka “Sawirro”
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Maamulkaasi Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa Maanta ku soo dhaweeyey Qasriga...
View ArticleWasiirka Warfaafinta Iyo Duqa Magaalada Oo Ka Qeybgalay Dabaal Degga Aas...
Xafladan lagu xusayay 5-sano guuradii ka soo wareegatay maanta oo kale markii la aas aasay Idaacadda Kulmiye oo kamid ah idaacadaha madaxabanaan ee ku yaala Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay...
View ArticleKulan Looga Hadlay Teyeynta Shaqaalaha Dowladda Iyo Bixinta Mishaaraadka...
Ra’isul wasaare ku xigeenka dalka ayaa gudoomiyay shirkani oo looga hadlay tayeynta Shaqaalaha Dowladda waxana ka qeyb galay Wasiirka Maaliyada, Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Unuga Xiriirinta deeqaha...
View ArticleR.Wasaare Cumar oo kulan la qaatay haween ka kala socday qeybaha bulshada...
Muqdisho, February 9, 2016——-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay haween ka kala socday qeybaha bulshada Rayidka...
View ArticleDhageyso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleDhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho
Barnaamijka dhacdoooyinka Maanta By Kulmmiye 09-02-2016
View ArticleXeer Ilaaliyaha Qaranka ” Dowladda Kenya Waxa ay keentay is hor istaag...
Dowladda Soomaaliya ayaa markale dacwad ka dhan ah Kenya oo ku saabsan xagga muranka badda ee labada dal u gudbisay Maxkamadda cadaaladda caalamiga ah ee fadhigeedu yahay dalka Holland. Xeer...
View ArticleAmniga Ceelbuur oo laga hadlay
Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ee ku sugan degmada Ceelbuur ayaa kulan la qaatay qeybaha bulshada kaasi oo looga hadlayay sidii wada shaqeyn u dhexmari lahayd ciidmada amniga iyo...
View ArticleBaarlamaanka oo Warbixin maanta ka dhageysanaya Guddiga Arrimaha Dibadda
Xubnaha Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho iyadoo kulankaas warbixin looga dhageysan doono Guddiga Arrimaha Dibadda ee...
View ArticleQoysaska Soomaaliyeed ee Xirada Dha-dhaab oo dalkooda ku soo laabanaya
Ku dhawaad 40 qoys oo ka mid ah Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha Qaxootiga dha-dhaab ee waqooyi bari dalka Kenya ayaa la filayaa in maanta dib ugu soo laabtaan dalkooda hooyo. Wariyaha...
View ArticleDowlada Soomaaliya iyo WHO oo Nairobi Ku Kala Saxiixday Heshiis Lagu...
Shirkani oo mudo sadax maalmood ah ka socday magalada nairobi,islamarkana ay sida u jir ah u soo wada qaban qaabiyay hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO iyo wasaarada Caafimaadka ee xukuumada...
View Article