Shir Looga Hadlayay Maamulka Hawada Soomaaliya oo Nairobi Lagu Qabtay”Sawirro”
Shirkan lagu soo gaba gabeeyay magalada Nairobi ayaa waxaa looga hadlayay ariimaha hawada Soomaaliya iyo sidii maamulka hadawa soomaaliya oo mudo dhowr iyo 20 sano ah laga hagayay dalkani kenya loogu...
View ArticleDhageyso warka subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleDhageyso barnaamijka faaqidaada
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleWasaaradda Warfaafinta oo ka hadashay hogaanka NUSOJ
Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska, iyadoo fulineysa Xeerka Saxaafadda Soomaaliyeed ee dhawaan la melmariyay, waxay gacanta ku heysaa hirgelinta Xeerka Saxaafadda iyo farintaanka qodobada...
View ArticleMadaxweyne Ku-xigeenka Jubaland oo ka qeyb galay Dabaaldaga Dhaqanka iyo...
Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Cabdullahi Sheikh Ismaaciil “Fartaag” ayaa manta ka qeybgalay dabaal-daga dhaqanka iyo farshaxanka ee Kismaayo. Dabaal-dagan ayaa si rasmi ah uga furmay 7da bisha...
View ArticleTaliyaha ciidanka xooga “Waan wada xisaabtamaynaa runta markaan idin sheego”
Kulanka todobaadlaha ahaa oo ay maanta ku yeesheen saraakiisha ciidanka xooga dalka ayaa waxaa looga hadlayay daryeelka askarta ciidanka, waxaana ka qeybgalay taliyaha ciidanka xooga dalka...
View ArticleMaamulka deegaanka Ceeldibir oo ka hadlay xaalada deegaanka
Gudoomiyaha deegaanka Ceel-dibir ee gobolka Mudug, C/raxmaan Sheekh Xasan, oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in deegaanka ay jiraan baahiyo dhanka adeega bulshada oo ay kamid yihiin caafimaadka,...
View ArticleDiblomaasiyiin Mareeykan ah oo ku eedeeyay Ruwanda iney qeyb ka tahay...
Diblomaasin sare sare oo Mareykan ah ayaa ku eedeeyey dowladda Rwanda inay falal xasilooni darro ah ka waddo dalka ay deriska yihiin ee Burundi, halkaasi oo rabshadaha ka socda ay ku dhinteen boqollaal...
View ArticleGanacsade Soomaali ah oo lagu dilay dalka South Africa
Ganacsade Soomaali ah ayaa lagu dilay dalka South Africa Saddex kalana waa lagu dhaawacay kaddib markii kooxo hubeysan ay ku weerareen goobo ganacsi oo ay ku lahaayeen deegaanka Brits ee dalkaasi....
View ArticleGudoomiyaha Baarlamanka oo kulamo la qaatay wafdi ka socday jaamacadda...
Gudoomiyaha Baarlamanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa si kala gooni gooni ah maanta u qaabilay wafdi ka socday jaamacadda Carabta iyo Danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya....
View ArticleIstiraatiijiyadda Sanadkan uu Ku Howlgalayo Gobalka Banaadir Iyo Dowladda...
istaraatiijiyada lagu hagi doono Dowlada Hoose ee Xamar iyo Gobalka Banaadir sanadka 2016 ayaa lagu soo bandhigay Aqalka Dowladda Hoose Ee Xamar, waxaana ka qeyb galay Munaasabadda lagu soo bandhigaaye...
View ArticleDhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleWasiirka Owqaafta oo la Kulmay Xoghayaha guud ee Ururka Islaamka
Wasiirka Owqaafta iyo arimaha diinta ee xukuumadda Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali ayaa dalka boqortooyada Sacuudi Carabiya kulan kula yeeshay Xoghayaha guud ee ururka Islaamka aduunka Dr....
View ArticleWariyayaasha oo soo dhaweeyay in hogaanka ururka Saxafiyiinta qaranka la doorto
Qaar ka mid ah saxafiyiinta ka howlgala magaaladda Muqdisho oo kulan ku yeeshay magaalada ayaa soo dhaweeyay go’aanka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya taas oo ku...
View ArticleDhaqaalaha Koofur Afrika oo hoos u sii dhacaya iyo Madaxweyne Zuma oo qirtay
Madaxweeynaha dalka Koofurta Afrika Jacob Zuma ayaa waxaa uu ka hor qirtay Kulanka Baarlamaanka Koofurta Afrika in dalka Koofurta Afrika ay soo wajahday dhibaatooyin dhinaca dhaqaalaha. Hadalkan uu ka...
View ArticleWasiirka Shaqada oo Codsaday in gacan laga siiyo dhismaha xarunta Wasaaradda
Codsigan loo diray maamulka gobolka Banaadir iyo shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa ujeedkiisu yahay ka qaybqaadashada iyo dhameystirka dib u dayactirka xarunta wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada ee...
View ArticleJiilka Ciyaartoyda 11 jirada Soomaaliya oo natiijooyin wanaagsan soo hoyay...
Xulka qaranka dalkeena Soomaaliya ee 11,jirada oo ka qeyb galayay tartanka kubada Cagta ee dugiyada hoose ee dalalka jaamacada carabta oo sanadkan uu marti geliyay Dalka ayaa kulankoodii ugu dambeeyay...
View ArticleMadaxweyne Xasan oo Jarmalka kaga qeybgalaya shirka caalamiga ee amniga iyo...
Munich, 12 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degey magaalada Munich ee dalka Jamhuuriyadda Federaalka ee...
View ArticleWasiiru Dowlaha Warfaafinta Soomaaliya oo Nairobi Kula Kulmay Wasiirka...
Wasiiru dowlaha wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdi Xasan (Bekos) ayaa maanta magaalada Nairobi kulan kula yeeshay wasiirka dalxiiska...
View ArticleQaramada Midoobay oo ka walaacsan xaaladda barakacayaasha Soomaaliya
Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay xaaladda dadka ku barakacay gudaha, Soomaaliya, iyada oo ku baaqday in la helo hab cusub oo lagu taageero barakacayaasha. U qaabilsanaha Xoghayaha guud ee...
View Article