Boqol Askar oo ka tirsan Booliska Soomaaliya oo maanta tababar loo soo...
Munaasabadaan tababbarka loogu soo xirayay in ka badan 100 askari oo ka mid noqonaya ciidanka booliska ayaa lagu qabtay dugsiga sare Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ka qeyb...
View ArticleSafiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo Shahaadooyin guddoonsiiya Ciidanka...
Safiirka Ingiriiska ayaa Shahaadooyinkaan guddoonsiisay Ciidanka sida gaar ah u tababaray ee ka tirsan Booliska Soomaaliyeed kuwaas oo loogu yeero RRT kadib markii uu u soo dhammaaday tababar muddo u...
View ArticleWasiirka difaaca oo sheegay in Al-Shabaab laga saari doono guud ahaan dalka
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in kooxda Shabaab dhawaan laga sifeyn doono guud ahaan gobollada dalka. Wasiirka difaaca ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa tilmaamay...
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleWasaaaradda arrimaha dibadda oo shaacisay Siyaasadda Qaran ee Arrimaha...
Waxaa sharaf weyn u ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya inay dunida u bandhigto maanta Siyaasadda Qaran ee Arrimaha Dibadda. Siyaasadda...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay...
View ArticleWasaaradda Cadaaladda oo soo bandhigtay fursad shaqo
Wasaaradda Caddaalada dawlada Federalka Sooomaaliya waxa ay haysaa fursad shaqo oo xiriir la leh arrimaha caddaalada iyo dastuurka sidaa awgeed lifaaqo hoose guji fadlan haddii aad daneynaysid MoJ’s...
View ArticleMadaxweyne Xasan “Siyaasad danguud ah waan sameyn karnaa, balse siyaasad...
Madaxwyenaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dhinacyo taabaneysa ka jeediyay golaha shacabka ayaa xusay in talada dalka ay wax ku leeyihiin shacabka...
View ArticleWasiirka Maaliyadda oo soo dhaweeyey go’aankii Golaha Barlamaanku ku...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aaden Ibraahim Ferkeeti ayaa soo dhaweeyey ansixintii Goluha Barlamaanku ay ansixiyeen hindisihii ay soo gudbisay Wasaaradda...
View ArticleGuddoomiye Jawaari Oo Qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud Ee QM U Qaabilsan...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa maanta xafiiska ku qaabilay kaaliyaha xoghayaha guud ee QM u qaabilsan arrimaha...
View ArticleKoofur Afrika: Arday Soomaali ah oo Dugsiyo iyo Masaajid ka qaybiyay Kutubo...
Ardayda Soomaaliyeed ee ku nool dalka South Africa ayaa deeq kutubo Quraan ah u qeybiyay dugsiyada laga barto Quraanka Kariimka iyo Masaajidda ay Soomaalidu maamusho ee ku yaalla magaalada Cape Town...
View ArticleMadaxweynaha oo maanta khudbad ka jeediyey xarunta baarlamaanka
Muqdisho. Febraayo. 07,2016- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad jeediyey fadhi aan caadi ahayn ee uu Baarlamaanka Federaalka. ku yeeshay...
View ArticleQoraayaal Soomaaliyeed oo ka qeybgalay bandhiga caalamiga ah ee buugaagta oo...
Qoraayaal Soomaaliyeed ayaa magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa ay ku soo bandhigeen buugaag kala duwan oo ay ku qoreen afafka qalaad, iyadoo bandhigaasina ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin uu kamid...
View ArticleOlole nadaafadeed oo xilliyada habeenkii ah ka bilowday magaalada Boosaaso
Magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa laga bilaabay olole nadaafadeed oo xilliyada habeenkii ah, kaasi oo looga gol’leeyahay sidii loo hagaajin lahaa bilicda magaalada. Ololahan ka...
View ArticleMadaxweynaha “Dhismaha maxkamadda dastuuriga ah waa muhiim”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka hadlay ahmidda ay wadanka u leedahay dhismaha maxkamadda dastuuriga ee dalka, isagoo mudanayaasha Baarlamaanka ku...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay...
View ArticleTodobaadka Dib-u Noolaynta Dhaqanka iyo Farshaxanka oo si rasmi ah uga...
Waxaa magaalada Kismaayo si rasmi ah uga furmay dabaal dag dhaqan iyo farshaxan oo soconaya mudo todobaad ah. Ololahan ku wajahan dib-u soo noolaynta dhaqanka iyo farshaxanka ayaa waxaa iska kaashaday...
View ArticleWasiirka arrimaha gudaha iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Hobyo
Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ah ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka midyihin Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha Mudane...
View ArticleBaarlamaanka oo xukuumadda dib ugu celiyay golaha adeega garsoorka
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ayaa Xukuumadda dib ugu celiyay xubnaha golaha adeegga garsoorka, si loo soo dhameystiro, iyagoo dhankale ka...
View Article