Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga...
View ArticleHay’adda Nabad Sugidda Oo Qabatay Shabakad Ku Howlaneed Daabicista Lacag...
Ciidanka Hay’adda NISA ayaa xalay magaalada Muqdisho Ku Qabtay Warshad Lagu Farsameeyo Lacagta Doolarka Faalsada ah iyo Kooxdii ka shaqeeneysay. Howlgal ay xalay Ciidamada hay’dda Nabad Sugidda iyo...
View ArticleBooliiska Turkiga oo qabtay ninki fuliyay weerarki Istambuul
Booliska Turkiga ayaa gacanta ku dhigay ninkii loo heystay in uu ka dambeeyay weerarkii argagixiso ee lagu qaaday Kalaab ku yaala magaalada Istanbul hebeenkii sanadka cusub, kaasoo ay ku dhinteen 39...
View ArticleShariif Xasan oo oo codsaday in gurmad lala soo gaaro dadka abaartu...
Madaxweynaha Koonfurgalbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ugu baaqay bulshada caalamka in gurmad deg deg ah lala soo gaaro dadka ay abaartu saameysay, isagoo ummadda Soomaaliyeed ka...
View ArticleJaaliyadda Soomaaliyeed ee Sweden oo xarun wax lagu baro agoonta ka...
Guddoomiyaha Jaaliyadda Xamar iyo Xamardaye ee dalka Sweden ayaa sheegtay in xarun wax lagu baro caruurta agoonta ah ay ka hirgeliyeen Muqdisho, iminkana ay wadaan qodista ceelal hor leh oo laga...
View ArticleWasaaraddaha difaaca ee dalalk Soomaaliya iyo Turkiga oo Kulan yeeshay.
Mudane Cabdalla Xuseen Cali wasiir kuxigeenka difaaca Soomaaliya oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga kadib casuumaad rasmi ah uu ka heley madaxda dalkaasi ayaa lakulmay dhiggiisa dalkaasi ayagoo ka...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay...
View ArticleGuddiga Maamulka Maaliyadda oo soo dhoweeyey wakillka cusub ee IMF u soo...
Guddiga Maamulka Maaliyadda ayaa 15 Janaayo 2017 ku qabtay kulankiisii 20aad ee bilaha ahaa magaalada Nairobi ee wadanka Kenya. Kulankaan ayaa guddigu kaga dooday horumarada uu Bangiga Dhexe ee...
View ArticleWafdi ka socoda Wasaaradda ganacsiga oo kulmay Ururka ganacsiga ee wax...
Wafdigan oo uu horkacayo Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha ee Soomaaliya ayaa kulan muhiim la qaatay ururka ganacsiga ee wax dhoofinta dalka Turkiga ee marka magacooda la soo...
View ArticleXildhibaan Qoone oo ku baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro dadka ay...
Maxamed Xasan Ibraahim Qoone oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya oo ku sugan magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in abaarta ka jirta dalka ay saameyn ku yeelatay...
View ArticleGuddoomiyaha Baarlamaanka qaabilay Safiirada Sacuudiga iyo Midowga Yurub ee...
Guddoomiyaha golaha shacabka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu horayn xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Veronique Lorenzo, kaasi oo ay ka...
View ArticleMadaxweynaha J.F. Soomaaliya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Boqortooyada Sacuudiga u soo magcaabdey Soomaaliya. Madaxweynaha J. F. Soomaaliya,...
View ArticleFulinta Qorshaha Qaranka oo laga hadlay
Kulanka looga hadlyay qaabka loo fulin karo qorshaha Horumarinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeybgalay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga...
View ArticleCiidamada Senegal oo yimid xuduudda Gambia si cadaadis loo saaro Madaxweyne...
Ciidamada Senegal ayaa sheegay in milatariga galbeedka Afrika ay tallaabo ka qaadi doonaan Gambia, haddii aan Madaxweyne Yahya Jammeh uusan aqbalin inuu xukunka ku wareejiyo Madaxweynaha ku guulaystay...
View ArticleSaddex Xildhibaan oo lagu Doortay Muqdisho
Doorashada Xubnaha Golaha Shacabka gaar ahaan xubnaha ka soo jeeda Gobollada Waqooyi oo maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa lagu doortay ilaa iyo saddex Xildhibaan kuwaas oo kala ah. 1...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo kulan laqaatay diblomaasiyiinta dalalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan looga hadlay sidii looga qeyb-geli lahaa gurmadka abaaraha la yeeshay diblomaasiyiinta dalalka Jaamacadda Carabta iyo guddiga Qaran ee...
View ArticleDaawo Sawirada: Dabkii maanta ka kacay Suuqa Bakaaro ee Magaalada Muqdisho.
Waxaa Duhurnimadii Maanta uu dab Aad u xoogan uu ka kacay Suuqa weyn ee Bakaaraha gaar ahaan qeybta loo yaqaan Cabdalla Shideeyaha, dabka ayaana waxa uu ku faafay Qeybo Ka mid ah Suuqa Bakaaraha....
View ArticleRW Ku-Xigeenka dalka oo warbixin ka dhageystay guddiga abaaraha ee heer Qaran
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa warbixin ku saabsan wax-qabadka Guddiga Abaaraha ee heer Qaran ka dhageystay xubnaha guddiga. Mudane...
View Article