Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Wasaaraddaha difaaca ee dalalk Soomaaliya iyo Turkiga oo Kulan yeeshay.

$
0
0
Mudane Cabdalla Xuseen Cali wasiir kuxigeenka difaaca Soomaaliya  oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga kadib casuumaad rasmi ah uu ka heley madaxda dalkaasi ayaa lakulmay dhiggiisa dalkaasi ayagoo ka wada hadlay xoojinta ilaaqaadka ka dhexeya labada wasaaradooda ee ku qotoma dhanka gaashaandhigga. Kulanka oo mudo saacado ah qaataya kana dhacaya xarunta wasaaradda gaashaandhiga ee dalkaasi Turkiga  oo ku taala magaalada Ankara  ee caasimadda dalkaasi Turkiga ayaa siweyn loogu gorfeeyeey sida ugu haboon oo kor loogu qaadikaro wadashaqeynta iskaashiga labada wasaaradd. Qodobada ugu muhiiimsan oo mas’uuliyiinta labada wasaaraddood ee gaashaandhiga Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala ah Dhameystirka dhismaha Akademiyada ciidanka xooga dalka ee Jasiira, warshada loogu talagalay in lagu tolo dharka askarta oo qeybo kamid ah horey Muqdisho loo keeney, qorshe lagu tayeynayo qeybaha ay ka kooban tahay wasaraadda gaashaandhigga Soomaaliya, iyo kordhinta taageeradii Turkiga uu siin jiray ciidanka xooga dalka iyo guud ahaan wasaaradda. Kulankaasi waxaa  gooj jog ka ahaa siihayaha safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac)   iyo xubno kale oo  horey ugu soo dhaweeyey dalkaasi Turkiga wasiir kuxigeenk agaashaandhiga Soomaaliya sida uu qabo nidaamka caalamiga ah ee xagga diblomaasiyadda laxiriira. Mas’uuliyiinta labada dhinaca ayaa kulankooda ku dhamaaday is afgarad iyo in la qaado talaabooyin lagu [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles