Guddoomiyaha baarlamaanka oo la kulmay xubno ka socday beesha caalamka iyo...
Barlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa waxa horyaalla oo lagu sugayaan in soo doortaan Madaxweynaha cusube ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, kaas oo ku yimaada habraaca doorasho hufan. Guddoomiyaha Golaha...
View ArticleMaamulka Gobolka Banaadir oo ku dhawaqay in ay sanadkaan soo celin doonaan...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Jimcaale Madaale ayaa sheegay in sanadkan ay qorsheynayaan in ay dib usoo wada celiyaan Hantida Dowlada Hoose si loogu fuliyo danta Guud. Sheekh Yuusuf...
View ArticleTaliska Taraafikada Soomaaliya oo Sheegay in awoodooda ay Gobolada ku baahin...
Ciidamada taraafikada Soomaaliya ayaa Shaaca ka qaaday in ay dajiyeen qorshe ay awoodooda ugu baahinayaan dhamaan gobolada dalka si ay u gutaan waajibaadka guud ee saaran. Taliyaha Ciidanka Taraafikada...
View ArticleMaamulka Degmada Xudur oo codsaday in la gargaaro Dadka abaaraha Saameeyeen.
Maamulka Degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa ka dalbaday Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Ha’aydaha Dowliga iyo maxaliggaba leh in ay gargaar lasoo gaaraan Dadka ku dhibaateysan deeganada...
View ArticleSawiro:Qunsuliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Cadan oo Qaxooti Soomaaliyeed...
Qunsuliyada Guud ee Caden oo oo sii ambaqaadaysa dadaaladeeda ku aadanaa badbaadinta qaxootiga Soomaaliyeed ee wali ku xaniban dalka yemen oo ay wali ka socdaan dagaalo sokeeye tan iyo...
View ArticleJaaliyada Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Gobolada Jubbooyinka ayaa kulan...
Kulankan oo ay soo abaabushay hay’ada Somali American Leadership Council ,waxa uu ahmiyad u alahaa kasoo qeybglayaal badan oo xog ka rabay in ay ka helaan deegaanada Jubbaland. Kulankan oo ay ka soo...
View ArticleMadaxweynaha Jubbaland oo Soo xiray kala fadhigii labaad ee Golaha Wakiilada...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo xiray kala fadhigii labaad ee Baarlamaanka Dowlada Jubbaland. Madaxweynaha ayaa Golaha Wakiilada u...
View ArticleMunaasabad Lagu taagyeeraayey Gudoonka Cusub ee Baarlamanka Dawlada...
Munaasabada lagu taagyeeraayey Gudoonka cusub ee baarlamaanka 10aad oo lagu qabtay magaalada baydhabo waxaa soo qaban qaabiyey Golaha Dhalinyarada kg. Waxaana kasoo Qeybgaley Masuuliyiin odayaal...
View ArticleWasiirka Cadaaladda ee Jubbaland oo kulan la qaatay Soomaali ku nool...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Gobolada Jubbooyinka ayaa kulan xogwareysi ah la qaatay Wasiirka Cadaaladda Dastuurka iyo Diinta ee Jubbaland Aaden Aw-hirsi oo dhawaan soo gaaray magaalada...
View ArticleGuddoonka Baarlamaanka Federaalka Oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Hirgelinta...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”, Guddoomiye ku xigeenka koobaad Mudane C/weli Sheekh Ibraahim Muudeey, Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Mahad...
View ArticleDoorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Gobolada Waqooye oo dib uga bilaabatay...
Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho dib looga bilaabo doorashada xubnaha aqalka sare u matalaya goboladda waqooyi ee dalka, Waxaana Maanta la filaayaa in la doorto seddex kursi oo ay ku kala...
View ArticleGudoomiye Jawaari oo dalbaday in deg deg loo soo dhameystiro xubnaha...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed mudane Maxamed Sheekh Cismaan ( Jawaari) ayaa ka codsaday gudiga doorashooyinka in ay dedejiyaan Doorashada 14 xildhibaan ee ka dhiman Baarlamaanka Soomaaliya....
View ArticleSawirada burburka diyaaradda Turkiga-Sawirro
Diyaarad xamuul ah oo laga leeyahay dalka Turkiga, ayaa ku burburtay dalka Kyrgyzstan, waxaana ku dhintay ugu yeraan 37 ruux oo u badan dad ku sugnaa goobta ay diyaarada ku dhacday oo aheyd xaafad la...
View ArticleDoorashada guddoonka aqalka sare oo la shaaciyay-Sawirro
Kalfadhiga kowaad kulankiisa saddexaad ayey maanta yeesheen xildhibaanada Aqalka Sare ee barlamaanka federaalka Soomaaliya, waxaana shir guddoominaayey gudoomiyaha KMG ah, xildhibaan Maxamed Xuseen...
View ArticleMadaxwayne kuxigeenka Puntland oo Gaadiid Guddoonsiiyay Maxkamadaha Dangorayo...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdi Xakiin Cabdulaahi X. Cumar Camay iyo xubno katirsan Golaha wakiilada Puntland ayaa goob joog ahaa wareejinta Gaadiidkan loou talagaly maxkmadaha xarfo iyo...
View ArticleMadaxweynaha oo ka tacsiyeeyey geeridii Marxuum Dr Xuseen Tanzaaniya
Muqdisho, 16 January 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Marxuum Dr Xuseen Maxamed Aadan ( Xuseen Tanzaaniya) oo...
View Article