Natiijada guddoomiye ku xigeen 2 aad oo la shaaciyay
Natiijada codadkii laga dhiibtay doorashada guddoomiye ku xigeenka labaad ayaa lagu dhawaaqay, iyadoo ay kala heleen; xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad waxaa uu heley 71 cod, xildhibaan C/qaadir Sh Cali...
View ArticleCodeynta wareegii labaad oo bilaabatay
Wareegii labaad ee doorashada labada guddoomiye ku xigeen ee golaha shacabka ayaa bilaabatay kadib markii la soo gabagebeeyay wareegii koowaad ee doorashada. 259 xildhibaan ayaa codeynaysa doorashada...
View ArticleNatiijadii doorashada Gudoomiye Ku xigeenada oo lagu dhawaaqay.
Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha shacabka ayaa hadda soo gabagebeeyay tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaanada Golaha Shacabka . Natiijada oo lagu dhawaaqay ayey kala heleen labadii...
View ArticleR.W. Ku-Xigeenka dalka oo hambalyo u diray labada gudoomiye ku-xigeen ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa hambalyo u diray labada Gudoomiye Ku-Xigeen ee Baarlamaanka oo shalay lagu doortay Xarunta...
View ArticleMadaxweynaha oo hambalyo u diray gudoomiye ku xigeennada Baarlamanka
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo diiran u diray gudoonka cusub ee baarlamanka Soomaaliya, isagoo u rajeeyay in ay howshooda u gutaan si hufan....
View ArticleDAAWO SAWIRRADA TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA OO DALACSIIYAY ASKAR
Taliyaha Ciidanka Booliiska ayaa Leyla saraakiil u dalacsiiyey Askarta Jaamiciyiinta ee ku jirta dugsiga tababarka ee Jeneraal Kaahiye, munaasabaddaas oo ay ka qeyb-galeen masuuliyin ka tirsan...
View ArticleTallaabadii Xildhibaano ka tirsan Galmudug ay qaadeen oo laga soo horjeestay...
Mudanayaasha labada aqal ee dawlad goboleedka Galmudug laga soo doorto shir ay isugu yimaadeen maanta, waxey walaac ka muujiyeen xaaladda xasilooni-darrada siyaasadeed ee ka soo korortay dawlad...
View ArticleMadaxweynaha Galmudug oo xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirka arrimaha gudaha...
Madaxweynaha Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa xilka qaadis ku sameeyay Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose, isagoo magacaabay Wasiir cusub.
View ArticleWafdi ka socoday Wasaaradda Ganacsiga ee DFS oo kulan la qaatay mas’uulyahiin...
Wafigaan uu horkaya Xogahayaha joogtada Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha ee DFS Mudane Abuukar Maxamed Daahiye iyo Ruugta Ganacsiga Soomaliya iyo Ganacsato Soomaliyeed ayaa kulan muhiim ah la qaatay...
View ArticleDanjiraha Soomaaliya ee dalka Sweden oo waraaqaha aqoonsiga laga guddoomay
Boqorka dalka Sweden Carl Gustav-kii 16-aad ayaa si ramsi ah uga gudoomay warqadihii aqoonsiga safiirnimo danjiraha Soomaaliya ee dalka Sweden mudane Cawaale Cali Kulane. Xaflad iyo hab muumuus si...
View ArticleHeshiis laga gaaray colaad beeleed ka jiray deegaanka Gadoon ee gobolka...
Wasiiro ka tirsan dawlad goboleedka Galmudug iyo saraakiisha ka socotay qaybta 21-aad ee xoogga dalka oo shalay iyo maanta dalaalo nabadeed ka waday deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud iyo...
View ArticleMareykanka oo khafiifiyay cunaqabteynii saarneyn Suudaan
Madaxweynaha dalka, Mareykanka Barack Obama ayaa jimcihii shalay waxaa uu saxiixay warqad lagu dhaqangeliyo talaabada uu dalka Suudaan ugu khafiifiyay cunaqabateyntii dhaqaale ee saarneyd dalkaas tan...
View ArticleGuddoomiyaha Degmada Hiliwaa oo shaaca ka qaaday in ahmiyadda koowaad uu...
Maamulka Degmada Heliwaa ayaa shaaca ka qaaday in qorshaha ugu horeyso ee uu wax ka qabanayo ay tahay xoojinta Nabadgelyada, dib u soo celinta bilicda iyo dib u habeynta Nalalka cadcceedda ku shaqeeya,...
View ArticleGuddoomiyaha xarunta Dhiirigelinta Haweenka Soomaaliyeed oo ka warbixisay...
Maamulka xarunta Dhiirigelinta Haweenka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in ay xoogga saarayaan horumarinta haweenka, ayna gacan ku siinayaan haweenka sidii loo siin lahaa tababaro farsamada gacanta ah, si...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo Daahfuray Biyo Dhaanka Wejiga 2aad Ee Gurmadka...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray biyo dhaanka wejiga labaad ee gurmadka abaaraha deegaannada Puntland. Daahfurka qaybta 2aad...
View Article