Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Gudoomiye Jawaari oo dalbaday in deg deg loo soo dhameystiro xubnaha baarlamaanka ee harsan

$
0
0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed mudane Maxamed Sheekh Cismaan ( Jawaari) ayaa ka codsaday gudiga doorashooyinka in ay dedejiyaan Doorashada 14 xildhibaan ee ka dhiman Baarlamaanka Soomaaliya. Guddoomiye Jawaari ayaa xusay in howlaha baarlamaanka ay u xiyiranyihiin Xubnaha ka maqan oo uu sheegay in ay muhiim tahay in si deg deg ah lagu soo dhameys tiro si ay u guda galaan doorashada Madaxweynaha Umadda Soomaaliyeed. Labada aqal ee soomaaliya ayaa la qorsheynayaa in ay ka wada qeyb qaataan doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo dhawaan ka dhici doonto magaalada Muqdisho.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles