Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Maamulka Gobolka Banaadir oo ku dhawaqay in ay sanadkaan soo celin doonaan dhamaan hantida Gobolka Banaadir.

$
0
0
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Jimcaale Madaale ayaa sheegay in sanadkan ay qorsheynayaan in ay dib usoo wada celiyaan Hantida Dowlada Hoose si loogu fuliyo danta Guud. Sheekh Yuusuf Madaale ayaa yiri “waxaan rabnaa hantida Dowlada Hoose in sanadkaan gudihiisa ay kusoo laabato gacanta Gobolka Banaadir Agaasimaha  Hantida iyo dadka la shaqeeyo waxaan faraayaa in ay howshaas dardar geliyaan , dadka degan Guryaha Dowlada Hoose leedahayna waxaan leenahay guriyaha ay dowlada Hoose leedahay ha baneeyaan waayo Gobolka Banaadir Hantidiisa wuu u baahanyahay” Soo celinta Hantida Guud ayaa wax badan ka tari doonto soo kabshada dowlada Hoose ee Gobolka Banaadir iyadoo la dareemayo baahida loo qabo goobo badan oo muhiim u ah danta guud oo ay isticmaalaan dad gaar ah

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles