Kulan loogu magac daray Walaaleynta Jaaliyada Soomaaliyeed ee South Africa...
Shirkan loogu magac daray walaaleynta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee K/Afrika oo ay soo qaban qaabisay Hay”adda Culumada Al Bayaan ayaa lagu qabtay magaalada JohannEsburg waxaana kasoo qeybgalay qeybaha...
View ArticleXiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo 40 sano kaddib bilaabaya Horyaalada...
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed Cabdiqani Saciid Carab ayaa sheegay in Horyaalkii ugu horreeyey ay ku bilaabi doonaan ilaa siddeed kooxood oo laga kala dhisay Maamul goboleedka...
View ArticleMadasha Hoggaamiyeyaasha Qaran oo Go’aan kasoo saaray Xubnihii ay ku...
MHQ waxay hambalyo u direysa Xildhibaanada Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya oo uu u qabsoomay Munaasabadda kulanka Kafadhigooda koowaad oo uu rasmi ahaan ku dhismay Aqalka Sare isla markaana xubnaha...
View ArticleGuddiga Gurmadka Abaaraha Qaranka oo la kulmay hay’ado iyo deeqbixiyayaal.
Guddigga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran, ayaa kulan looga hadlaayey dardar gelinta hawlaha gar-gaar ee ay u baahan yihiin dadka ay Abaaruhu saameeyeen la yeeshay UNka, deeqbixiyayaasha, iyo...
View ArticleMaamulka G. Banaadir oo maanta Olole Nadaafadeed ka sameeyey Caasimadda.
Qeybaha Bulshada Gobolka Banaadir, Waaxda Nadaafadda Dowlada Hoose ee Xamar iyo Shirkadda Nadaafadda ECCO ayaa maanta isku soobax nadaafadeed ka sameeyey Waddada Wadnaha (Ex Waddada Ummadda) ee...
View ArticleMaamulka Gobolka Shabeellaha Dhaxe oo deeq gaarsiiyey Isbitaalka Degmada...
Mas’uuliyinta maanta booqday cusbitaalka ay ku jiraan Bukaanada uu soo ritay cudurka Shuban biyoodka ayaa waxaa ka mid ahaa Guddoomiyaha Degmada Mahadaay Axmed Xuseen Afrax iyo Guddoomiyaha gobolka...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo xarigga ka jaray Isbitaalka De Martino “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta xarigga ka jaray Isbitaalka De Martino ee ciidammada Naafada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku yaalla degmada X/weyne ee gobolka Banaadir. Isbitaalka De...
View ArticleCiidanka Qaybta 21-aad iyo ciidanka AMISOM ayaa isku diyaarinaya hawlgal ka...
Taliska ciidanka xoogga dalka qaybtooda 21-aad ee ku sugan Galmudug iyo ciidamada AMISOM ayaa si wada jir ah ugu diyaar garoobaya hawlgal ka dhan ah kooxda shabaab, kaas oo looga saarayo deegaanada ay...
View ArticleSafaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo kulan u qabatay dhallinyaro+Sawirro
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa isu keentay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaallada Nairobi, qurbo joog iyo Ilhaan Cumar oo ah xubin ka tirsan golaha wakiillada...
View ArticleTaliyaha Daraawiishta Sh/Hoose oo ka hadlay dagaal shalay ka dhacay Afgooye
Taliyaha ciidanka Daraawiishta gobolka Sh/Hoose Nuur Xayir oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidamadu ay qasaaro ba’an u geysteen maleeshiyaadki Shabaab ee gelinki dambe ee shalay soo...
View ArticleMadaxweynaha Hirshabeelle oo dib ugu soo laabtay dalka “SAWIRRO”
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble, oo howlo shaqo ku maqna dalka dibadiisa ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, isagoo socdaal shaqo ku tegay dalalka Ethiopia iyo...
View ArticleDeegaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho oo laga hirgeliyay xarun caafimaad
Munaasabadaan lagu daah furayay xarunta Hooyada iyo dhalaanka Deegaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socday maamul goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya,...
View ArticleTababbar Cadaado uga furmay Macalimiinta dugsiyada sare ee Galmudug “SAWIRRO”
Tababarkan maanta magaalada Cadaado uga furmay qaar ka mid ah macalimiinta wax ka dhiga dugsiyada sare ee deegaanada Galmudug ayaa ah mid sare loogu qaadayo tayadooda aqooneed, waxaana tababarkan oo...
View ArticleHay’adda Bisha Cas oo kaalmo gaarsiisay qoysas markii hore ka soo barakacay...
Deeqdan oo isugu jirtey bur, bariis, baasto, sonkor, caano iyo agab kale ayaa hayada bisha cas gaarsiisey inku dhow 400 oo qoys oo dib ugu laabtay degmada Qandala, taasi oo dhowaan laga saaray...
View ArticleDhageyso: Barnaamijka kulanka Todobaadka oo looga hadlay qorshaha...
Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Jimco kasta ayaa lagu falanqeeyay qorshaha baarlamaanka 10-aad horyaalla iyo marxaladihii uu soo maray...
View ArticleBaarlamaanka oo maanta kulmi doona
Xidhibaannada labada aqal ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in ay kulan ku yeelan doonaan magaalada Muqdisho. Kulankooda ayaa lagu wadaa in ay uga hadli doonaan...
View ArticleDAAWO Barnaamijka Waxbarashada
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Waxbarashad ee Telefishinka iyo Radio Muqdisho, oo todobaadkan aan ku soo qaadanay Jaamacadda Jobkey. Halkan ka daawo
View Article