Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Dhageyso: Barnaamijka kulanka Todobaadka oo looga hadlay qorshaha baarlamaanka cusub horyaalla

$
0
0
Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Jimco kasta ayaa lagu falanqeeyay qorshaha baarlamaanka 10-aad horyaalla iyo marxaladihii uu soo maray baarlamaanadii ka horeeyay. Barnaamijka waxaa marti ku ahaa oo ka qeybgalay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka mudane Mahad Cabdalla Cawad, waxaana uu ka shakeeyay qorshaha ay iminka hiigsanayaan.    

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles