Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo Dawo iyo Qalab caafimaad gaarsiiyay...
Wasaarada Caafimaadka Galmudug ayaa ku wareejisay maamulka Isbitaalka Gaalkacyo ee Galmudug Dawooyin iyo qalab caafimaad waxana kulanka wareejinta goobjoog ka ahaa madaxda sare ee Isbitaalka iyo...
View ArticleMunaasabad lagu xusayay dhalashadi Nabigeena Muxamad oo lagu qabtay...
Munaasabadda lagu xusayay dhalashada nabigeena NNKH ayaa xalay lagu qabtay masjidka Jaamaca ah ee magaalada Cadaado, waxaana ka qayb galay culumaa’udiin iyo boqollaal dadwayne ah oo Rag iyo Dumar...
View ArticleGolaha wasiirrada oo ansixiyay sharciga xanaanada xoolaha
Golaha wasiirrada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shirkoodi caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho waxaana shir gudoominayay R/wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali...
View ArticleWasiirka amniga gudaha Soomaaliya oo la kulmay wasiirka arrimaha gudaha...
Wasiirka arimaha gudaha ee dalka Masar Magdy Abdel Ghaafar ayaa xafiiskiisa magaalada Qaahira ku qaabiley wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya ayagoo ka wada hadlay arimaha la dagaalanka...
View ArticleDhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleKulan wax soo saarka dalka looga hadlayay oo Muqdisho lagu qabtay
Xubna ka socday wasaaradda Beeraha iyo wakiilo ka kala socday maamul gobaleedyada dalka ayaa labadii maalin ee la soo dhaafay ku kulan sanaa magaaladda Muqdisho kaasi ay ku diyaarinyeen qaab...
View ArticleKulanka todobaadka oo looga hadlay sharciga xanaanada xoolaha dalka-Dhageyso
Wasiir ku xigeenka wasaaradda xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee xukuumadda Soomaaliya mudane C/naasir Gaarane oo maanta marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa maalin Jimcaha ayaa...
View ArticleHeesta Maanta waa Wadani cajiib ah, Waxaa qaadaya Maryan Mursal Ciise...
Heesta maanta waa Wadani, Magaceedu Waa Calankeena, Waxaa qaadaya Maryan Mursal Ciise Bootaan, Dhageysi wacan. ,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen']...
View ArticleRa’iisul wasaaraha India oo booqasho la yaab leh ku tagay Pakistan
Ra’iisul wasaaraha dalka India Narendra Modi ayaa maanta oo Jimcaha waxaa booqasho lama filaan ah ku tagay dalka dariska la ah ee Pakistan, isagoo la filayo in uu kulan la yeesho dhigiisa Pakistan...
View ArticleDhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleSuxufiyiinta ku nool B/weyne oo maanta doortay Hogaan Cusub”Sawirro”
Suxufiyiinta ka howlgala Warbaahinta Maxaliga ah iyo mida Caalamka ee wakiilada ku leh Gobalka Hiiraan ayaan Maanta Magaalada Baledweyne ku doortay hogaan cusub Gudoomiye,Gudoomiye ku xigeen iyo...
View ArticleQarax ka dhashay booyad shidaal dalka Nigeria oo qasaarihiisu sii kordhaayo
Ugu yaraan 100 qof ayaa ku geeriyooday dab ka dhashay qarax booyad shidaal oo ka dhacay dalka Nigeria, sida ay sheegeen suxufiiyiin goobta tagay. Xafiiska madaxweyne Dalkaasi Muhammadu Buhari ayaa...
View ArticleKenya oo sheegtay Suurtagalnimada Weeraro ISIS ay ku soo qaado Kenya
Madaxa booliska dalka Kenya Joseph Boinet. Ayaa sheegay in Dowladdiisa ay u diyaarsan tahay ka hortaga kooxaha Al shabaab iyo ISIS kuwaas oo uu sheegay in ay ku sugan yihiin xadka ay wadaagaan...
View ArticleDhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleWaxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”
Mogadishu, 26 December 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka...
View ArticleDhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleMadaxweynaha Maamulka Puntland oo dhagax dhigay garoonka diyaaradaha Garoowe...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dhagax dhigay garoonkii diyaaradaha ee magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland kaas oo dib u habeyn lagu sameyn doono...
View ArticleTaliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo si diiran loogu soo dhaweeyay Kismaayo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aaden Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo ku soo...
View ArticleBaarlamaanka oo meel mariyay Hindise sharciyeedka ka hortagga lacag dhaqidda
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay ku ansixiyeen Hindise Sharciyeedka ka hortaga lacag dhaqidda iyo maalgelinta argigixisada....
View Article