Quantcast
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay Masjid laga dhisayo aqalka...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho Mudane Yuusuf Xusen Jimcaale “Madaale” ayaa maantay dhagax dhigay masaajid Loo dhisayo Áqalka Dowladda Hoose ee Muqdisho. Gudoomiyaha Gobolka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horyaalka kubadda koleyga 2015-16 oo ka furmay Muqdisho+Sawirro

Waxa magaalda Muqdishio gaar ahaan garoonka Wiish ka furmay horyaalka kubadda kolega 2015-16, waxaana xafalada furitaanka ka  qayb galay mas’uuliyiin ka socotay Guddiga Olombiakada qar ka mid ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirrada: Madaxweynaha Turkiga oo badbaadiyay nin doonayay in uu iska...

Rajeb Dayib Erdogan Madaxweynaha Dalka Turkiga ayaa lagu soo waramayaa in uu bad baadiyay nin sabool ah oo doonayay in uu iska tuuro Buundada ugu dheer dalka Turkiga oo ku taala Magaalada Istanbuul....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada oo...

Gudoomiyaha maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada Qalabka sida oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka XDS ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. G/le Dhexe Xasan Cali...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska dhalashada Nabigeena Muxamed (NNKH) oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabadaaan lagu weynaynayay dhalashada Nabigeena Muxamed (NNKH) laguna qabtay Mowlaha Sheekh Daa’uud Culosow ee degmada Warta Nabadda ayaa waxaa ka qeyb galay culimaa’udiin ka kala yimid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkada Polucon Somalia oo bandhigtay badeeco dhacday oo laga soo dejiyay...

Shirkada Polucon Service Somalia oo shaqadeeda ah in ay ka hortagto, hubisana tayada badeecadaha iyo raashiinka ka soo dega dekadda magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigtay shixnad badeeco dhacday oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’ad samafal oo soo bandhigtay baahiyaha ka jirta qaar ka mid ah gobollada...

Hay’adda Arlaada Aid oo ah hay’ad samafal dadkana ka caawisa dhinacyada nolosha ayaa waxa ay soo bandhigeen maanta markii ugu horaysya wax qabadkoodii mudadii ay jireen, iyaga oo muuqaalo ka soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Howlaha guud oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha xarumaha danta...

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u diska Soomaaliya Eng Saalax Sheekh Cismaan ayaa maanta kormeer howled ku tegay xaruntii Wakaaladda Hindisaha Soomaaliya iyo xaruntii Wasaraarada Shaqada iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirrada: Jowhar oo u diyaar-garoobeysa marti gelinta shirka maamul u...

Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaa ka socda qaban qaaban qaabo iyo diyaar garow xoooggan oo loogu jiro marti gelinta shirka maamul u sameynta gobolada Sh/dhexe iyo Hiiraan....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hey’adda Nabad sugidda oo soo bandhigtay ajaanib dalka ku faafineysay Mad...

War-saxaafdeed ay soo saartay hey’adda NISA oo nuqul ka mid ah uu helay Radio Muqdisho ayaa lagu sheegay in howlgal lagu fuliyay Muqdisho lagu qabtay laba nin oo u dhashay dalka Iran kuwaasoo sida la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Laba ka tirsanAskarta Kenya oo ku dhintay Weerar ay shabaabku ku qaadeen...

Ugu yaraan lab aka tirsan ciidamada booliiska ee Kenya ayaa ku dhintay weerar ay al-shabab ku qaadeen kolonyo ciidamada booliiska Kenya ah oo marayey jidka isku xira Mandera iyo Ceel Waaq. Weerarkan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

R/wasaare ku xigeenka oo maanta xarigga ka jaray Machadka horumarinta Tamarta...

R/wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta xarigga ka jaray machadka horumarinta tamarta iyo biyaha kaasoo laga hirgeliyay magaalada Muqdisho. Munaasabaddii furitaanka Machadka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada Galmudug oo gacanta ku dhigay dad ku howlanaa jarista dhirta

Cidamada ammaanka ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa bilaabay howlgallo ay kula dagaallamayaan dadka xaalufiya dhirta, iyadoo saacadihii ugu dambeeyay howlgallo ay ka fuliyeen inta u dhexeysa Cadaado...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo gaaray Jowhar

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Jowhar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada oo ka hadlay shirar uu Masar uga soo...

Wasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Muuddeey ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, kadib markii uu magaalada Sharma Sheekh ee dalka Masar uga qeyb...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka oo meel mariyay sharciga saxaafadda

Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay hindise sharciyeedka saxaafadda Qaranka, kadib kulan ay isugu yimaadeen xarunta golaha shacabka. Kulanka Baarlamaanka ee maanta ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyaha ciidanka Asluubta oo ka hadlay shir muhiim ah oo Austria lagu qabtay

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa faah faahin ka bixiyay shirar heer caalami ah oo uu dalka dibadiisa...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live