Galmudug oo soo gabagabeysay doorashooyinkii Aqalka hoose
Xildhibaanad Sahra Cumar Maalin ,ayaa kusoo baxday Kursigii ugu dambeeyay ee mudanayaasha Aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya u matalaya maamulka Galmudug, markii ay ka guuleysatay Nimco Xasan...
View ArticleDoorashooyinka Aqalka hoose oo weli ka socda Garoowe
Waxaa Saaka Magaalada garoowe ee Caasimadda Puntland dib ugu billoowday doorashooyinka Aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya u matalaya maamulkaasi. Kursiga ugu horreeyay ee Maanta la doortay ayaa...
View ArticleMadaxweynaha oo tacsi u diray dowladda iyo shacabka Masar.
Muqdisho- 12 December -2016-: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa cambaareeyey qaraxii argagixiso ee shalay ka dhacay magaalada Abbassiya dalka Masar....
View ArticleDoorashooyinka Aqalka hoose ee G/ Waqooyi oo dib ugu billaabatay Muqdisho
Waxaa Saaka mar kale dib uga billowday Magaalada Muqdisho doorashooyinka Xildhibaannada Aqalka hoose u matalaya Gobollada waqooyi Baarlamanka cusub ee Soomaaliya. Xildhibaannada soo baxay ayaa waxaa ka...
View ArticleMunaasabad lagu xusayay dhalashadii Nabigeenna oo lagu qabtay...
Xaflad lagu weyneynayey dhalashada Nabigeena Muxammad (NNKH ) ayaa Xalay lagu qabtay Magaalada Dhusamareb ee Xarunta Gobolka Galgaduud waxaana ka soo qeybgalay Dad-weyne aad u fara badan oo isugu yimid...
View ArticleMadaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Galmudug iyo H/shabeelle oo soo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Dowlad Gobolleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle oo soo dhameeystiray doorashooyinka...
View ArticleDhageyso: Maxay ka dhigantahay soo gabagabeynta Doorashada xubnaha labada...
Magaalooyinka xarumaha u ah maamul goboleedyada dalka ka jira Sida Puntland , Galmudug, HirShabeele,Koofur Galbeed iyo Jubbaland ayaa lagu soo gabagabeeyay doorashada Xildhibaannada golaha Shacabka,...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga...
View ArticleGudoomiye kuxigeenka Jaamacadda Umadda oo Norway oga qayb galay kulan...
Kulan aqooneedkaan oo ay kasoo qaybgaleen, aqoonyahan, indheergarad iyo mas’uuliyiinta xoogaga u dhaq-dhaqaaqa adeega bulshada ee jaaliyada Norway ayaa ahaa mid lagu lafagurayey hanaanka tacliinta sare...
View ArticlePuntland oo soo gabgabeysay doorashadi xubnaha aqalka hoose
Magaalada Garoowe waxaa lagu soo gabagabeeyay doorashada xildhibaanada cusub ee aqalka hoose u metelaya maamulka Puntland kuwaasoo ka kooban 37 xildhibaan. Maamulka Puntland ayaa noqday kii ugu...
View ArticleGudoomiyaha G/Hiiraan oo kormeeray xarumo lagu daweeyo dadka uu soo ritay...
Gudomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo uu wehliyo sarkaal ka socday hay’adda UNICEF ayaa kormeeray goobo caafimaad oo lagu daweynayo dadka uu soo ritay cudurka shuban biyoodka ee...
View ArticleMadaxweynaha Jubbaland oo Munaasabad sagootin ah u sameeyay xildhibaannada...
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Munaasabad heerkedu sareeyo Kismaayo ugu qabtay xubnaha labada Aqal ee laga soo doortay Jubbaland. Munaasabadan oo sagootin...
View ArticleHay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliyeed oo Fursado shaqo Soo bandhigeyso.
Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliyeed ayaa soo bandhigtay fursado shaqo oo ay ka faaideysan karaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee wax baratay shaqooyinka oo u qeybsan Gobolada Dalka ayaa kala Ah...
View ArticleMadaxweynaha oo sheegay in 15-ka bishan fadhigii ugu horreeyey ee Barlamaanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa sheegay in 15-ka bishaan uu furmi doono fadhigii ugu horreeyey ee Barlamaanka cusub, isagoo dhanka kalena ku baaqay in si deg-deg ah loogu gurmado dadka ay...
View ArticleWar Deg Deg ah: Qarax goor dhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho
Qarax aad u xoogan ayaa laga maqlay agagaarka Xarunta Hooyooyinka ee Magaalada Muqdisho, qaraxaan ayaan weli wax faahfaahin laga helin. Lama ogo qasaaraha rasmiga ah ee uu qaraxaan geystay iyo nuuca uu...
View ArticleHowlgallo lagu xaqiijinaayo amniga oo ka socda magaalada Muqdisho
ciidamada ammaanka dowlada somalia oo isugu jira bolis iyo nabadsugid ayaa wada howl gallo lagula dagaalamo hubka sharci darada iyo kooxaha nabad diidka ee ku dhumaaleysanaya magaalada Muqdisho....
View ArticleFaah-faahin:-Qarax goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho
Gaari Miineysan ayaa goor dhow waxa uu ku qarxay inta u dhexeysa Tiyaatarka Qaranka iyo Ex-Fiyoore ee Magaalada Muqdisho. Afhayeenka Wasaaradda Amiga Qaranka Soomaaliyeed C/kaamil macallin Shukri ayaa...
View ArticleQalab loogu deeqay Akadeemiyada ciidanka booliiska ee Jeneraal Kaahiye
Qalab ayaa loogu deeqay Akadeemiyadda Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Jeneeraal Kaahiye waxaana ugu deeqay mid ka mida Madbacadaha ku yaala magaaladda Muqdisho,taasoo loogu talgalay iney wax ku bartaan...
View Article