Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

War Deg Deg ah: Qarax goor dhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho

$
0
0
Qarax aad u xoogan ayaa laga maqlay agagaarka Xarunta Hooyooyinka ee Magaalada Muqdisho, qaraxaan ayaan weli wax faahfaahin laga helin. Lama ogo qasaaraha rasmiga ah ee uu qaraxaan geystay iyo nuuca uu ahaa qaraxa daqiiqado ka hor ka dhacay Magaalada Muqdisho. Faaahfaahinta Qaraxaas ayaan dhawaan idiin soo gudbin doonaa insha allah.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles