Wasiir Maareeye oo ku guuleystay doorashada Aqalka Hoose
Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Dirta Waqooyi ayaa goor dhow ka bilaabatay magaalada Muqdisho, waxaana markiiba la doortay mid kamid ah kuraasta lagu tartamayao maanta. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye...
View ArticleMaxkamad ku taala Jasiiradda Seychelles oo sii deysay dhalinyaro lagu...
Maxkamadd ku taala Jasiiradda Seychelles ayaa sii deysay 5 muwaadin oo Soomaali ah oo ku eedeysnaa falal burcadbadeednimo ah. Garsooraha Maxkamadda Jasiiradda Seychelles Antonio Fernando ayaa amray in...
View ArticleIGAD oo taageero xoogan u muujisay qabsomidda doorashada Madaxtinimada...
Urur goboleedka IGAD ayaa taageero xooggan u muujiyay qabsoomidda doorashada Madaxtinimada Soomaaliya ee lagu wado inay dhacdo dabayaaqada sanadkan aynu ku jirno. Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo...
View ArticleGaari ku qarxay agagaarka Siinka dheer xilli baaritaanno lagu hayay
Ugu yaraan labo ruux ayaa ku geeriyootay midkalena wuu ku dhaawacmay kadib markii gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay agagaarka Siinka-dheer, halkaasi oo fariisin u ah cutubyo ka...
View ArticleMadaxda IGAD oo ammaanay doorashooyinka Soomaaliya ka socda “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Addis Ababa uga qeyb-galay shir madaxeedka IGAD oo looga hadlay arrimaha Soomaaliya, kaas oo laga soo saaray baaqyo muhiim ah. Shirka...
View ArticleDoorashada xubnaha Aqalka Hoose ee gobollada Waqooyi oo 7 Xildhibaan laga...
Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ee matalaya Gobolada Waqooyi oo maanta markale ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa la doortay ilaa 7- Xildhibaan oo kala ah Wasiirka...
View ArticleWasaaradda Haweenka Soomaaliya oo sheegtay in horumar laga sameeyey...
Wasaaradda Haweenka oo soo qaban qaabsiay munaasabad lagu xusayo maalinta Xuquuqda Aadanaha oo ku beegan 10-ka December oo ay ka qeyb galayaan madax kala duwan ayaa ka socota magaalada Muqdisho....
View ArticleHay’adda NISA oo soo bandhigtay taargada gaariga ku qarxay Siinka dheer “SAWIRRO
Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa soo bandhigay taarko ku xirneyd gaari maanta ku qarxay agagaarka Siinka dheer, halkaasi oo ay ku dhinteen labo qof oo uu mid ka mid ah ahaa askarigii...
View ArticleSafaaradda Soomaaliya ee Kenya oo wacyigelin u sameysay Soomaalida ku nool...
Safiirla Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire. Jamaal Maxamed xasana ayaa a qeyb galay Mashruuc bulshada Soomaaliyeed looga wacyi gelinayo dhanka sharciga oo ka furmay Xaafadda Islii ee Magaalada Narobi....
View Articlefursad shaqo
FGS Addendum No.1 _Communication Rooms_Economic Regions – FGS_(December 8, 2016)
View ArticleQarax loo adeegsaday gaari oo saakay ka dhacay deg. X/jajab
Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo la soo dhigay meel u dhow dhismaha Laanta Canshuuraha ee degmada X/jajab ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac....
View ArticleCudurka Jadeecada oo ka dillaacay degaanno ka mid ah Jubbooyinka
Saraakiisha Caafimaadka ee Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in 64 Carruur ah oo Labadii Toddobaad ee u dambeeyay uu soo ritay Cudurka Jadeecada lagu Daweynayo Cusbitalka guud ee Magaalada Kismaayo. 15...
View ArticleDoorashada Aqalka Hoose oo dib uga bilaabatay Garowe
Magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland,ayaa waxaa manta mar kale si rasmi ah uga bilowday Doorashooyinka Aqalka Hoose oo in muddo ah ku jiray hakad . Doorashada oo iminka ka socota...
View ArticleGuddiga Doorashooyinka(GFHDD): “ma aqoonsan doono natiijada kuraasta...
War-saxaafadeed uu soo saaray Guddigga Hirgelinta Doorashooyinka Daban ayaa lagu sheegay inuu Guddigu aqoonsan doonin natiijada Kuraasta hannaanka lagu doortay aysan waafaqsaneyn Xeerka doorashooyinka....
View ArticleMadaxweynaha dalka oo shacabka ugu baaqay in dagaalka Al-Shabaab ay u midoobbaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed mar kale in ay u midoobbaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, waxa uuna tacsi u diray dadkii ku waxyeelloobay qaraxii ka...
View ArticleMadaxweynaha dalka oo cambaareeyey weerarkii Istanbul
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Maanta kaga tacsiyadeeyey Dowladda iyo Shacabka Turkiga Dadkii ku dhintay weerarkii argagixiso ee ka dhacay...
View ArticleRW Ku-Xigeenka dalka iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka Mudane Maxamed Cumar Carteh iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wasiirka Diinta iyo...
View ArticleMadaxweynaha oo ku baaqay in loo gurmado dadka abaarahu saameeyeen
Muqdisho 11 December 2016 – Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baaq ka soo saaray abaaraha ka jira qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya ka dib kulan uu la...
View Article