Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Doorashada Aqalka Hoose oo dib uga bilaabatay Garowe

$
0
0
Magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland,ayaa waxaa manta mar kale si rasmi ah uga bilowday  Doorashooyinka Aqalka Hoose oo in muddo ah ku jiray hakad . Doorashada oo iminka ka socota Garowe ,ayaa waxaa maanta lagu tartamayaa 7-kursi oo mid ka mid ah uu goor-dhow ku guuleystay Xildhibaan Maxamed  C/laahi Faarax oo helay 49-cod. Doorashoada Aqalka Hoose ee ka socota Puntland,ayaa maraya heer gabagabo ah, waxaana lagu wadaa in la soo gunaanado todobaadkaan.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles