Deegaanka Luuq Jeeloow oo laga saaray Shabaab iyo horjooge la dilay
Dagaal u dhaxeeyay dadka deegaanka iyo malleeshiyaadka Shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Luuq jeeloow ee gobolka Hiiraan, waxeyna dadka deegaanku ku guuleeysteen in ay Shabaab ka saaraan halkaasi,...
View ArticleMareykanka oo duqeyn ku dilay hoggaamiyihii Daacish ee Afqaanistaan
Dawladda Mareykanka ayaa sheegtay in Hogaamiyihii Daacish u qaabilsanaa dalka Afganistaan Xaafid Saciid Khaan lagu dilay duqeyn Cirka ah oo loo adeegsaday Diyaarad aan duuliye wadin. Afhayeen u hadlay...
View ArticleKenya oo lacago dul dhigtay madaxa horjooge ka tirsan Shabaab
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in labo Milyan oo lacagta Kenya ah ay siineyso qofkii keenaa macluumaad sahlaya in lasoo qabto Cabdullahi Cabdi Sheekh oo ka tirsan horjoogayaasha Shabaab. Wasaaradda...
View ArticleWaxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 13 August 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...
View ArticleTaliska Ciidanka Booliska Gobolka Barri oo Boosaaso Ku Qabtay Tahriibayaal
Taliska ciidanka booliska gobolka barri ayaa Magaalada Boosaaso ku soo qaqabtay tahriibayaal garaya 160 qof oo isugu jira rag iyo dumar ku aas oo ka kala yimid gobolada dalka iyagoo doonayay iney ka...
View ArticleGabadha Soomaaliya u mataleysa ciyaaraha Brazil oo maanta tartameysa
Maryan Nuux Muuse iyo Maxamed Daud Maxamed ayaa hore u gaaray magaalada Rio De jenerio oo ay ka socdaan ciyaaraha Olyompicada adduunka, iyadoo kulankooda ugu horeeya maanta la daawan doono. Ma noqon...
View ArticleWasiirka Gaashaandhiga oo Saraakiil iyo Ciidamo usoo xiray Tababar SAWIRO
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta tababar ugu soo xirey xerada Gen. Dhegabadan Ex Jazeera Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliyeed oo isugu jirey...
View ArticleDaawo Sawirrada: Madaxweynaha oo xaflad sagootin ah u sameeyay Danjirihi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarunta Madaxtooyada qado sharaf sagootin ah ugu sameeyay Danjiraha Jamhuuriyadda Djibouti u fadhiyay Soomaaliya...
View ArticleMaryan Nuux Muuse oo muujisay dadaal dheeraad ah+Sawirro
Maryan Nuux Muuse oo ah gabadha Soomaaliya uga qeybgelysa ciyaaraha Olombikada adduunka ee ka socda dalka Barazil oo gelinkii dambe ee shalay ka qeybgashay tartanka orodka 400 mitir ayaa muujisay...
View ArticleOrodyahanka Mo Farah oo ku guuleystay tartanka 10,000-mitir ee ciyaaraha...
Mo Farah oo ah orodyahan Britain ah, asalkiisuna yahay Soomaali ayaa mar kale ku guuleystey billadda dahabka ah ee orodka 10,000m, isagoo intii uu tartanku socday kufay balse ka kacay oo ka hormaray...
View ArticleWadaad imaam ka ahaa masjid ku yaala New York oo la dilay+Sawirro
Wadaad Imaam ka ahaa Masjid ku yaala New york, ayaa lagu dilay isla magaaladaasi kaddib markii uu rasaas ku furay nin hubeysan on heybtiisa la garaneynin. Ninka hubeysan ayaa sidoo kale dhaawac halis...
View ArticleGudoomiye Guudlaawe oo sheegay in amniga Jowhar la adkeeyay, madaama lagu...
Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe Cali Guudlawe Xuseen ayaa sheegay in maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe, saraakiisha ciidamada xooga iyo AMISOM ay ka wada hadleen xaqiijinta amniga magaalada Jowhar...
View ArticleSawirro:-Machadka Tababarka Xujeyda Ee SAFA Oo Bilaabay Duruus Ay Siinayaan...
Munaasabdan lagu daah-furayay tababar ku saabsan sida xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkaan gudanaya Muusimka Xajka loo bari lahaa Gudashada Waajimaadka iyo Acmaasha Xajka, oo uu soo qabanqaabiyay...
View ArticleUrurka Iskaashiga Islaamka oo soo dhaweeyay Jadwalka Doorashada Soomaaliya
Ururka Iskaashiga Islaamka oo Haruuntiisa ku taal magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga, ayaa soo dhaweeyay Jadwalka cusub ee loo dejiyay Doorashada 2016 ka dhici doonto Soomaaliya,kaa oo ay dhawaan...
View ArticleCabdishakuur Cali Mire iyo Wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiir kuxigeenkii hore ee Warfaahinta iyo Isgaarsiinta ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdishakuur Cali Mire oo ay ka mid ahaayeen Saraakiil ciidan, aqoonyahanno iyo mas’uuliyiin kale...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo saxiixay Sharciga Dhismaha Guddiga Madaxa...
Muqdisho, 14 August 2016 (Villa Somalia)—— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah qalinka ugu duugay sharciga lagu dhisayo Guddiga Madaxa...
View ArticleSaraakiil ciidan oo tabbabar ku saabsan xiriirka bulsahda loogu soo gabo...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada tababbar la xiriiray saxaafadda iyo waaxda xiriirka bulshada oo dalka Uganda loo soo gabo gabeeyay saraakiil ka tirsan...
View ArticleCiidamada booliska ee degmada Diinsoor oo dhiiri gelin loo sameynayo
Wasiirka Hub ka dhigista iyo dhaqan celinta maleeshiyaadka ee dowlad goboleedka Koonfurgalbeed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ku wajahan degmada Diinsoor ee gobolka Baay, si ay dhiiri gelin ugu...
View ArticleShir looga tashanayo qorshaha Qaranka oo ka furmaya Baydhabo
Shirka wada tashiga dhameystirka Qorshaha Qaranka ayaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, kaasi oo ay ka qeyb galayaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladdda...
View ArticleGabdho suxufiyiin ah oo burnaan awgeed shaqada looga joojiyay + SAWIRO
Gudoomiyaha Idaacada Iyo Televisionka dalka Masar Hayfaa Xijaazi ayaa mudo Bil ah shaqada ka joojisay 8 gabdhood oo ka mid weriyeyaasha ka howgla Idaacada Iyo TVga masar sababo la xirira buurnaantooda...
View Article