Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Gabdho suxufiyiin ah oo burnaan awgeed shaqada looga joojiyay + SAWIRO

Gudoomiyaha Idaacada Iyo Televisionka dalka Masar Hayfaa Xijaazi ayaa mudo Bil ah shaqada ka joojisay 8 gabdhood oo ka mid weriyeyaasha ka howgla Idaacada Iyo TVga masar sababo la xirira buurnaantooda ama misaankooda oo saa,id noqday. Sida ay sheegtay warbinta Masar go,aanka kasoobaxay Hayfaa Xijaazi oo ah haweynay madax ka ah gudiga Idaacada Iyo TVga Masarida ayaa dhigaya in mudo bil ah gabdhaasi shaqada laga joojiyay iyadoo mudadaasina loo qabatay in ay ku dhimaan miisaankooda si ay u noqdaan kuwa kuhaboon inay ka soo muqdaan shaashada TVga. Talabadan gabdhaha shaqada looga joojiyay ayaa waxa cambaareeyay kooxaha udooda xuquuqda aadanaha waxaana ay ku baaqeen in arikaasi laga laabto

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles