Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Sawirro:-Machadka Tababarka Xujeyda Ee SAFA Oo Bilaabay Duruus Ay Siinayaan Xujeyda Soomaalyeed

$
0
0
Munaasabdan lagu daah-furayay tababar  ku saabsan sida xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkaan gudanaya Muusimka Xajka loo bari lahaa Gudashada Waajimaadka iyo Acmaasha Xajka, oo uu soo qabanqaabiyay Machadka tababarka Xujeyda ee SAFA, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Tababarka oo socondoono muddo labo todobaad ayaa Xujeyda lagu bari doonaa Shuruudaha iyo waddooyinka u sahlaya gudashada Waajibaadka Xajka ee looga baahanyahay Xaajiga, iyadoo munaasibaddana ay ka qeybgaleen Culimaa’udiin iyo qaar kamid ah Xujeyda Sanadkaan Gudaneysa Waajibaadka Xajka. Sh Cabdulxayir  Aadan, oo kamid ah Culimada ka hadashay Munaasibadda ayaa ku boorriyay Xujeyda in ay bartaan Arkaanta Xajka. ” Xujeyda wax la barayo waa Acmaasha ugu waa wayn ee laga rabo Xaajiga, marka waxa la barayo waa tusaale “Mithaal”, waana fursad qaali ah  marka dadka xujeyda ah ama sii xajiyna waa inaa ay xoogga saaran barashada Shuruudaha xajka” ayuu Yiri Sh Cabdulxayir. Sh Shariir Cabdulraxmaan culusoow, oo ayaa mahadceliyay Culimada ka shaqeysan fursadda wanaagsan ee la siiyay Xujeyda Soomaaliyeed, wuxuuna Xusay in culimada Waqti badan ay soo baranayeen Waajibaadka Xajka, balse hadda maanta Xujeyda ay heleen muddo gaaban oo si ficil ah Culimadu ugu barayaan Waajibaadka Xajka. “Culmada marka ay soo barayeen Cilmigaan mudo dheer, marka culamada soo qaban qabanqaabisay dowradan wax ay doonaya waa in ay muddo gaaban si camali [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles