Tiro Al-shabaab ka tirsan oo lagu soo qabtay howlgal laga fuliyay Afgooye
Ciidamda sida gaarka ah u tababaran ee booliska ayaa howlgallo ka sameeyey xaafado ka tirsan degmada Afgooye oo ay ku bartilmaameedsanayeen guryo qaar ah, kuwaasi oo ay ku dhuumaaleysanayeen...
View ArticleDowladda Shiinaha oo quburo u soo direyso Soomaaliya
Dowladda Shiinaha ayaa lagu wadaa inay Soomaaliya u soo dirto qubaro qiimeeya meelaha uu doonayo in Soomaaliya uu ka taageero, si dib loo soo celiyo iskaashiga ka dhexeeya labada dal. Afhayeenka...
View ArticleCiidamada Turkiga oo gudaha u galay Ciraaq,dhanka kale Ciraaq oo Cambaareysay
Cutubyo ka tirsan ciidamada dowlada Turkiga ayaa gudaha u galay gobalka Mosuul ee waqooyiga Ciraaq, tilaabadan oo ay xukuumada Ciraaq ku sheegtay mid lagu soo xad-gudbay madax-banaanideeda. Ciidamada...
View ArticleMadaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha...
View ArticleR/wasaaraha oo ka qeyb galay marti qaad uu u sameeyay Sheekh Maxamed...
Sheekh Maxamed Sheekh Cabdulaahi Baardheere oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee caanka ku ah fidinta Diimta Islaamka ayaa maartiqaad soo dhaweyn ah u sameeyay Ra’iisul-wasaaraha Dawladda Federaalka...
View ArticleWasiirka Maaliyadda XFS oo maanta furay tababar lagu qaadanayo aruurinta...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Ibraahim ‘’Fargeeti’’ ayaa maanta xarunta dhexe ee ilaalinnta cansuurha tababar uga furay shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda,...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga...
View ArticleBaarlamaanka oo ka hadlaya sharciyada Xudduudaha iyo Iibka Hantida Qaranka
Golaha Baarlamaanka ayaa maanta kulan ku leh magaallada Muqdisho, ayagoo ka doodaya laba hindise-Sharciyeed. Xildhibaan Maxamed Cumar oo wareysi siiyay Radiyo Muqdisho ayaa sheegay in shirka goluhu uu...
View ArticleWasaaradda Caafimaadka oo deeq dawo ah ku wareejisay Puntland
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa Puntland ku wareejisay deeq dawo ah oo ay dowladda Dhexe ka heshay boqortooyada Sacuudiga, taas oo loo qeybinayay muddooyinkii dambe maamul-goboleedyada....
View ArticleWasaaradda Caafimaad oo dadka bilaash indhaha ugu fiiqeysa
Wasiirka wasaaradda caafimaadka, Xaawo Xassan Maxamed ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay diyaarisay mashruuc dadka Soomaaliyedee aragga la’ indhaha loogu fiiqiyo. Wareysi ay siisay Radio Muqdisho...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo shacabka Gaalkacyo ugu baaqay in guryahooda ku soo...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali ayaa dadkii ka barakacay magaalada Gaalkacyo ugu baaqay inay ku soo laabtaan xaafadadooda, kaddib heshiis dhaqan galay oo laga gaaray colaadii...
View ArticleGlobal Internet oo soo bandhigtay adeeg casri ah oo ay isticmaali karaan...
Global Internet ayaa maanta soo bandhigtay adeeg cusub oo xawaarihiisu aad u sareeyo, kaasi oo ay isticmaali karaan dhamaan qeybaha bulshada…. Maamulka Shirkadda Global Internet Cabdiqaadir Xasan...
View ArticleOgaysiis:- Fursado Shaqo Oo Ka Bannaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo bandhigeynaa fursado shaqo oo ka bannaan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Halkan Hoose Ka Akhriso:- 2 Translators of Somali-English...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleDowladda oo ku howlan Qiimeynta Deeqaha Mashruuca New Deal-ka
Wasaaradda qorsheynta Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan la soo saari doono warbixin ku saabsan wixii laga hirgeliyay mashruca ay Midowga Yurub ku taageerayaan Soomaaliya ee New Deal. Wasiir ku...
View ArticleTaliyaha Booliska Cabudwaaq oo La dilay
Nin hubeysan ayaa shalay gelinkii dambe toogasho ku dilay taliyaha booliska degmada Cabduwaaq ee gobolka Galguduud Faarax Warsame Cimi. Wararka laga helayo degmada Cabduwaaq ayaaa sheegaya in qofka...
View ArticleMareykanka oo duqeyn ku dilay horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab
Wasaaradda Difaaca ee Mareykanka ayaa xaqiijisay in duqeyn ay diyaaradaha Mareykanku fuliyeen lagu dilay Abdirhaman Sandhere, oo loo yaqaano “Ukash”, oo ka tirsanaa horjoogayaasha kooxda Al-Shabaab ee...
View Article