Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 60aad oo xukun riday “Dhageyso”
Maxakamada ciidamada qalabka sida Qeybteeda 60aad ayaa maanta 5 sano oo Xabsi ciidan ah ku xukuntay Maxamed Maxamed Abuukar oo xafiiska xeer ilaalinta qaranka hore ugu soo eedeeysay in uu ka...
View ArticleMadaxweynaha: “ Waxaan shacabka ugu baaqayaa inay si dhow ula shaqeeyaan,...
Muqdisho, 5 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u daah-furey barnaamijka wadashaqeynta gobolka iyo degmooyinka gobolka...
View ArticleDhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleDaawo Sawirrada: Ammaanka iyo horumarka ka jira degmada Mahadaay
Degmada Mahadaay oo ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe waxaa gacanta ku haysa dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ay ka howlgalaan ciidamada qalabka sida iyo kuwa AMISOM oo iyagu ka saaray...
View ArticleBulshada Gelinsoor oo codsatay in laga gacan siiyo dhameystirka dhismaha...
Guddi ka kooban maamulka deegaanka iyo bulshada rayidka ah oo gacanta ku haya dhismaha qaybta hooyada iyo dhallaanka oo lagu kordhinayo Isbitalka Galinsoor ayaa ka codsaday bulshada Soomaaliyeed dal...
View ArticleWasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga oo soo bandhigtay fursad shaqo
Wasaaradda Dhallinyarda iyo cayaaraha ee Xukuumadda Federalka Sooomaaliya waxa ay haysaa fursado shaqo oo ka banaan Wasaaradda, hadaba qofkii daneynaya waxa uu maclumaad ka heli karaa linkiyada hoose,...
View ArticleDaawo Sawirrada: Markab siday geel laga dhoofiyay Soomaaliya oo gaaray dalka...
Wasiirada Xanaanada Xoolaha ee dalalka Masar iyo Soomaaliya ayaa Dekadda Magaalada Suweys waxa ay kusoo dhaweeyeen Markabkan siday in ka badan 2,600 oo neef Geel ah kuwaa oo laga dhoofiyay dalkeena...
View ArticleGuddoomiye Jawaari Oo Xiray Kalfadhiga 7aad Ee Baarlamaanka Islamarkaana...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa si rasmi ah u xiray maanta Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya isaga oo...
View ArticleXoghayaha guud ee Q. M. oo booqday qaxooti ku jira xero ku taala waqooyiga...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobeey, Ban Ki-moon, ayaa booqday xero qaxooto oo ku taalla waqooyiga Algeriya taasoo ay ku noolyihiin qaxooti ka qaxay saxaaraha galbeedka ee Morocco ay maamusho. Mr Ban...
View ArticleBeelo walaalo ah oo heshiis nabadeed ku gaaray deegaanka Gadoon
Munaasabad lagu heshiisiinayay beelo walaalo ah oo hore u dagaalamay ayaa lagu qabtay Degaanka Gadoon oo hoos yimaada Degmada Dhuusamareb. Gogosha nabadeed ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka...
View ArticleR/wasaaraha oo shacabka uga tacsiyadeeyey geerida Maxamed Abshir Yuusuf Walde.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa tacsi u diray Qoyskii, Qaraabadii iyo shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Alle ha u naxariistee...
View ArticleGuddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaran oo soo bandhigay Jago Bannaan
Gudddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka ayaa maanta bulshada Soomaaliyeed u soo bandhigay jago banaan oo ay heyso, waxaana qofkii daneynaya ay ka heli karan qoraalka hoose ama linkiga qoraalka,...
View ArticleXarun caafimaad oo markii u horeeysay laga hirgaliyay Deegaanka Bitaale ee...
Munaasabadda furitaanka isbitaalka deegaanka Bitaale ee Waqooyi Bari Gobalka Mudug ayaa waxa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan kuwa maamulka gobalka Mudug waxgarad, dhaqaatiir iyo qeybaha kala duwan...
View ArticleAllaha u Naxariistee Marxuum Maxamed Abshir Walde ayaa Maanta Lagu Aasay...
Allaha u naxariistee waxaa maanta qabuuraha Langaanta ee Magaalada Nairobi lagu aasay Marxuum Maxamed Abshir Yuusuf Walde oo xalay ku geeriyooday isbitaal ku yaalo Magaalada Nairobi. Aaska marxuum...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo hoggaamiyaha Suudaan uga tacsiyeeyay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiiyeeya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Suudaan Cumar Xasan al-Bashiir, iyo shacabka reer Suudaan, geeridii ku...
View ArticleMas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo dhagax dhigay dugsi lagu barto farsamada...
Wasiirada Waxbarashada iyo Qorsheynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Kismaayo, ayaa ka qeyb galay xaflad lagu dhagax dhigay Dugsi lagu barto farsamada gacanta oo laga...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga...
View Article