Xuska sanadguurada Booliska oo lagu qabtay Kismaayo
Xaflad balaaran oo lagu xusayay sanadguurada ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay magaalada Kismaayo, waxaana ka qeybgalay saraakiil ka tirsan maamulka Jubbaland. Jeneraal Dhuumaal...
View ArticleMunaasabad lagu xusayay sanadguurada ciidanka booliiska oo lagu qabtay Baydhabo
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koofur-galbeed ayaa ka qeybgashay munaasabad lagu maamuusayay xuska sanadguurada 72-aad ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed oo maanta lagu qabtay Baydhabo. Cutubyo ka...
View ArticleDaawo Sawirrada: Munaasabadda xuska maalinta ciidanka Booliiska oo lagu...
Munaasabad aad u balaaran oo lagu xusayay sanadguurada 72-aad ee ka soo wareegtay aas aaskii ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay dugsiga sare ee boolisska Jeneraal Kaahiye ee...
View ArticleWasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u direy Ciidanka Booliska Soomaaliyeed
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa hambalyo ku aaddan sanad guuradii 72-aad ee ka soo wareegtay as’aaskii ciidanka Booliska Soomaaliyeed u diray Taliska guud ee...
View ArticleMadaxweynaha oo gudoomiyaha gobolka Hiiraan u magacaabay Yuusuf Axmed Hagar...
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha islamarkaana lagu magacaabay gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Radio Muqdisho ayaa u qorneyd sidan. XEER MADAXWEYNE LR....
View ArticleMadaxweynaha iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Beledweyne
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay si diiran ugu soo...
View ArticleKulan lagu soo dhaweynayo guddoomiyaha cusub ee Hiiran oo buulo burde lagu...
Maamulka degmada Buuo burde ayaa qabtay kulan lagu taageerayay Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Xagar, iyadoo kulanka ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada. Kulanka oo uu...
View ArticleBaarlamaanka oo mariyay akhrintii sadexaad shrciga ka hortagga lacag dhaqidda...
Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta mariyay akhrintii saddexaad sharciga ka hortaga lacag dhaqidda iyo maalgelinta Argagixisada. Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya...
View ArticleAbwaan Cabdi Dhuux oo si diiran loogu soo dhaweyay Muqdisho “SAWIRRO”
Maareeyaha golaha murtida iyo madaddaalada Qaranka Abwaan Cabdi Dhuux Yuusuf ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweyay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho kadib shirweyne looga hadlay dhaqanka iyo...
View ArticleDhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleFahamka nidaamka Federaalka ah oo laga hadlay “SAWIRRO”
Kulan looga hadlayay fahanka Nidaamka Federaalka ay ka qabaan Ummadda Soomaaliyeed iyo sida nidaamkan looga shaqeyn lahaa horumarintiisa ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Shirka oo ahaa mid...
View ArticleNikcolas Kay oo ka hadlay waxqabadka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya
Wakiilka Waqtigiisu sii dhamaanayo ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaliya Ambasador Nickolas Key oo Waraysi Siiyay SNTV ayaa ka hadlay waxqabadka xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. Danjire...
View ArticleDaawo Sawirrada: Sida quruxda badan ee madaxweynaha loogu soo dhaweeyay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaalada Beledweyne ayaa si diirran oo hab maamuus leh loogu soo dhaweeyay...
View ArticleKulan lagu taageerayay gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan oo lagu qabtay...
Kulan lagu taageerayay gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu qabtay degmada Buulo Barde ee gobolka Hiiraan. Kulanka oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiinta maamulka degmada Buulobarde,...
View ArticleDibadbax balaaran oo maanta ka dhacay Jowhar
Dibadbax lagu taageerayay go’aanki madaxweynaha ee ahaa in shirka dhismaha maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe lagu qabto Jowhar ayaa maanta ka dhacay xarunta gobolka Sh/Dhexe ee Jowhar....
View ArticleSHEEKH CALI DHEERE: Islaamku waa diin dhexdhexaadnimo iyo naxariiseed
Diinteenna Suubban ee Islaamku waa diin dhexdhexaadnimo, waxayna ka digtay waxa kasta oo macnahaas ka hor jeeda. Qur’aanka ayaa meelo badan looga sheegay in diintan loo soo dejiyay in ay nolosha u...
View ArticleXuska Dhalashada Nabigeenna Muxamed (NNKH) oo lagu qabtay Caabudwaq
Munaasabaddaan oo ay soo qaban qaabiyeen Culimaa’udiinka Kunool Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud laguna xusayay Dhalashada Nabigeenna Muxamed Nabad galyo iyo Naxariis Dushiisa allaha yeelee...
View ArticleBuulaburde oo laga taageeray Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan ayna ka qayb galeen Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada ayaa lagu qabtay Magaalada Buuleburde. Guddoomiyaha Degmada Buulaburde Cismaan...
View ArticleWasaaradda Diinta oo ka digtay Xuska Ciidda Kirismaska ” Dhageyso”
Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay Xuska Munaasabadda Ciidda Kirismaska oo loo dabaaldago Bilowga Sanadwalba, Iyadoo ku amartay laamaha Ammaanka...
View ArticleDhageyso warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View Article