Shir looga hadlayay wada shaqaynta Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Ee...
Shirkaani oo uu gudoominayey Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Xukumadda Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qaybgalay Xubno ka kala socday Wasaaradaha Isgaarsiinta Maamulada dalka ka jira,...
View Article|Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka maanta
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleMareykanka oo soo dhaweeyay go’aanadii ka soo baxay shirkii madasha
War saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arimaha dibadda ee dalka Mareykanka ayaa waxaa looga hadlay go’aanadii ka soo baxay shirkii madashada wadatashiga qaranka ee loogu magacdaray baaqa Muqdisho...
View ArticleDiblumaasiyiin tababar loogu soo xidhay Qatar-Sawirro
Diblumaasiyiin ka socday Wasaarada Arimaha dibeda ee Dowlada Soomaaliya ayaa lasoo xidhay tababar mudo labo todobaad ah uga socday magaalada Doha ee dalka Qadar, iyadoona tabarkan oo ay fuliyeen...
View ArticleRa’iisulwasaaraha oo maanta furey shir weynaha dhalinyarada Soomaaliyeed
Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furey shirweynaha dhalinyarada Soomaaliyeed kaas oo ay wasaaradda dhalinyarada ay soo qaban qaabisay, waxaana ka qeybgalay dhalinyaro ka...
View ArticleWaxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”
Mogadishu, 19 December 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka...
View ArticleWasaaradda haweenka oo kulan looga hadlayay ilaalinta xuquuqda carruurta ku...
Kulankan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xuquuqul Aadanaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Haweenka, culimaa’udiin, saraakiil ka...
View ArticleTababbar ku saabsan ka hortagga xaalufinta dhirta oo lagu qabtay Balanbale
Tababbar lagu baranayay ka hortagga dhibaatooyinka ka dhasha isbadalka cimilada iyo Nabaad guurka dhirta iyo deegaanka ayaa lagu qabtay Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud. Barnaamij kaan oo ay ka...
View ArticleQarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay jidka Maka Al-mukarama
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacya wadada Maka Al-Mukaraka, kaasi oo loo maleynayo in uu yahay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo la dhiga jidka...
View ArticleDhallinyaro u istaagay sidii wax loogu qaban lahaa naafada Xoogga dalka ee...
Fanaanka Farxaan Muuse Cige (Farxaan xidig) oo ka mid ah fanaaniinta Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa ku dhaqan ayaa sheegay in isaga iyo koox kale oo ka tirsan dhalinyaro ku nool dibadda ay wadaan...
View ArticleXafiiska ka hortagga xadgudubyada ka dhanka ah dumarka oo laga hirgeliyay...
Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta xarunta taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ka hirgeliyay waax cusub oo shaqadeedu tahay ka hortagga xadgudubyada ka dhanka ah dumarka iyo...
View ArticleDhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleWasiirka Gaashaandhigga oo Gaadiid Ciidan kala wareegay Dawladda...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta kala wareegay gaadiid loogu deeqay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Safiirka Dawladda Boqortooyada Ingiriiska u...
View ArticleFursad shaqo oo ka banaan Wasaaradda Amniga gudaha
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkuguu soo gudbineynaa shaqo ka banaan Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya, hadaba cid Allaalle iyo ciddii daneyneysa inay buuxiso...
View ArticleWasiirka Maaliyadda oo maanta soo xiray aqoon is weydaarsi u socday...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Farkeeti ayaa maanta soo xiray aqoon is weydaarsi u socday laba todobaad Ciidamadda Ilaalada Canshuuraha iyo Shaqaalaha...
View ArticleSareeyo Gaas Shariif Sheekhuna “Boolisku waa saaxiibka dhabta ah ee bulshada“
Stockholm, December 20, 2015 – Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Shariif Sheekhuna Maye ayaa fariin hambalyo ah u diray ciidanka Booliska Soomaaliya sanad guurada 72-aad...
View ArticleDiyaaradda Air France Oo Walxaha Qarxa Looga Shakiyay Ayaa Degdeg Ugu Degtay...
Walax looga shakiyay bambo ayaa laga helay musqusha (suulliga) diyaaradda Faransiiska ee “Air France” oo si degdeg ah ugu degtay magaallada Mombasa ee dalka Kenya. Diyaaradda oo ay saarnaayeen 459 qof...
View ArticleMadaxweynaha oo hambalyo u diray ciidanka booliska meelkasta oo ay joogaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad lagu xusayo 72 guuradii ka oo wareegtay Aas aaska ciidanka Booliska Soomaaliya...
View ArticleCiidanka XDS oo Shabaab kala wareegay deegaanka Qoryaale dilayna tiro...
Ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM ayaa si buuxda ula wareegay deegaanka Qoryaale oo dhaca xadka labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, iyagoo dilay Todobo ka tirsan maleeshiyaadka Shabaab halka...
View ArticleDhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View Article