Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Buulaburde oo laga taageeray Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan

$
0
0

WhatsAppShare

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan ayna ka qayb galeen Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada ayaa lagu qabtay Magaalada Buuleburde.

Guddoomiyaha Degmada Buulaburde Cismaan Geeddi Cilmi ayaa sheegay in ka Maamul ahaan ay taageer sanyihiin Guddoomiye Yuusuf Axmad Hagar (Dabageed) Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan isla markaana  uu ka soo bixi karo shaqada loo Diray.

Xubnihii ka qayb galay munaasabaddaas ayaa Aad u soo Dhaweeyay  Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan, iyagoo u Rajeeyay Shaqo Wanaag.

WhatsAppShare


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles