Quantcast
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Horjoogayaal ka tirsanaa Shabaab oo lagu dilay duqeyn

Horjoogayaal ka tirsan maleeshiyaadka Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay duqeyn dhinaca cirka ah oo ay fuliyeen diyaaradaha bilaa duuliyaha ah rr Mareykanka. Duqeynta oo ka dhacday deegaanka...

View Article


Wajiga Labaad ee shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo ka furmay...

Wajiga Labaad ee shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelle ayaa ka furmay magaalada Jowhar kaasoo lagu ansixinayo dastuurka uu yeelandoono maamulkaasi. Furitaanka shirkan oo ay ka qeyb...

View Article


Wafdi ka socda Jaamacadda Carabta oo kulamo la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan...

Wafdi ka socda Jaamacadda Carabta ayaa kulammo gaar gaara kula yeeshay Magaalada Muqdisho, R/wasaare ku xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya ,Mudane Maxamed Cumar Carte iyo Masuuliyiin kale....

View Article

Dab saaka ka kacay suuqa Buulo Xuubeey ee degmada Wadajir

Dab geystay qasaare maaliyadeed ayaa saaka ka kacay suuqa Buulo xuubeey ee degmada Wadajir kaasoo burburiyay dhowr dukaan oo ku taalay suuqaasi. Gaadiidka dabdamiska gobolka banaadir, maamulka degmada...

View Article

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

View Article


Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo sheegay iney India kala hadleen dib u soo...

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Axmed Cali Daahir, ayaa sheegay inay Dowladda Hindiya kala hadleen sidii Dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran halkaasi loogu soo celin lahaa Dalka si...

View Article

Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay maleeshiyaad ku dhuumaleysanayay deegaanno...

Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose waxa ay sheegaan in halkaasi lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, kuwaasi oo ku dhuumaaleysanayay deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada...

View Article

Wasiirka Maaliyadda oo Daah Furay Mashruuc Lagu Dhisayo Habka Maamulka...

Muqdisho, 29, Sept, 2016….Wasiika Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim Ferkeeti ayaa maanta daah furay mashruuca daahfurnaanta maamulka maaliyadda ee dhanka Ciidanka...

View Article


Golaha Wasiirada oo war-murtiyeed ka soo saaray duqeyntii Gaalkacyo+

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta isugu yimid kulan koodii joogtada ahaa ayaa ka dooday arrimo ay kamid ahaayeen amniga dalka, waxaana kulunka shir gudoomiyay Ra’iisul...

View Article


Shirkada ECCO ee ka shaqeyso nadaafada oo shaqo abuur u sameysay dhalinyaro...

Iyadoo dalka ay ka jirto shaqa la’aan baahsan oo heysata dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa maanta waxaa magaaladda Muqdisho lagu soo bandhigay barnaamij shaqa abuur loogu sameynayo dhalinyaro ka badan...

View Article

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 30-9-2016

View Article

R/wasaare Cumar oo kormeer ku tagay Dekadda iyo Garoonka Boosaaso+Sawirro

.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo maalmahan socdaal shaqo ku marayay deegaano ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta kormeer...

View Article

Abaanduulaha Ciidanka XDS “Dad Shacab ah iyo ciidamo ayaa lagu laayay...

War Qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gen Cali Baashi Maxamed oo nuqul ka mid ah lasoo gaarsiiyay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA, ayaa lagu...

View Article


Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Tababar u Soo Xirtay Diblomaasiyiin – SAWIRRO

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa maanta tababar ku saabsan diblomaasiyadda u soo xirtay ku dhawaad 20 qof oo ka mid ah shaqaalaha ka how gala safaaradda. Danjire ku xigeenka ahna qunsulka...

View Article

Daawo sawirrada meelaha loo dalxiis tego ee caasimadda

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa quruxda iyo isbadalka magaalada ka jirta, iyadoo aan akhristayaasheena aan maalinba goobaha dalxiiska u soo bandhigi doono iyo...

View Article


Turkiga oo Saldhig Ciidan ka furanaya Soomaaliya-(Sawirro)

Dawladda Turkiga ayaa soo gabagabeysay qalabaynta Saldhig Millateri oo ay ku yeelanayso Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Saldhigan oo ah kii ugu horreeyay ee uu Turkigu ka furto Qaaradda Afrika, aya...

View Article

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo la kulmay Soomaalida reer Minnesota...

Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya, Spephen Schwartz, ayaa Kulan la yeeshay Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Minnesota iyo Seattle-Washington. Danjire; Spephen Schwartz, oo ay wehliyeen xubno ka socday...

View Article


Xildhibaan Ubax Tahliil”Waa in dalka dibadiisa loo qaado ciidankii ku...

Xildhibaan Ubax Tahliil oo kamid ah xubnaha baarlamaanka Soomaaliya, ayaa dowladda Soomaaliya ka dalbatay in dalka dibadiisa loo qaado askarta katirsan Galmudug, ee dhaawacyada ay kasoo gaareen duqeyn...

View Article

Waxqabadka Dawladda ee todobaadki la soo dhaafay+Sawirro

Mogadishu, 01 October 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...

View Article

Madaxweyne Salva Kiir Oo Waraaqihii Safiirnimo Ka Gudoomay Danjiraha cusub ee...

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimey kana dhacday Madaxtooyada looga arrimiyo wadanka Koofur Sudan ee “J1” ayuu madaxweyne Salva Kiir Mayardit waraaqihii safiirnimo kaga gudoomay danjiraha...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live