Wasiirka arimaha dibadda oo nuqul kamid waraaqaha danjirenimo ka guddoomay...
Wasiirka arrimaha dibadda iyo dhiirigelinta maalgashiga ee jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Cabdusalam Hadliye Cumar ayaa maanta kaga gudoomay xafiiskiisa nuqul ka mid ah warqadaha...
View ArticleCiidamada XDS oo Al-shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Jubbada hoose
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo ay wehliyaan kuwa dowladda goboleedka Jubbaland iyo AMISOM ayaa la wareegay deegaanka Cabdalla Biroole oo 50-KM dhinaca koofur galbeed kaga beegan magaalada...
View ArticleXildhibaan Faadumo Axmed oo ku geeriyootay dalka India
Allaha u naxariistee Xildhibaan Faadumo Axmed Nuur oo ka tirsaneyd baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku geeriyootay dalka India, halkaasi oo ay ku xanuunsaneyd muddooyinkan dambe....
View ArticleDaawo Sawirrada: Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheehk Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Djibouti u u magacawday...
View ArticleDaawo Sawirrada: Ciidamada oo xaqiijiyay ammaanka deegaanka C/lle Biroole ee...
Ciidamada XDS oo ay wehliyaan kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland iyo AMISOM ayaa shalay la wareegey deegaanka Cabdalla Biroole ee gobolka Jubbada hoose oo dhanka koonfureed uga beegan magaalada...
View ArticleDanjiraha Soomaaliya u fadhiya South Africa oo ka tacsiyeeyay geerida...
Danjiraha Soomaalia u fadhiya Dalalka Afrikada Koonfureed,Danjire Jamal Barrow ayaa tacsi u diray qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Allaha u naxariistee Faadumo Nuur Maxamed oo ka tirsanayd...
View ArticleMaleeshiyaadka Shabaab oo dab qabadsiiyay guryihii ku yaalay tuulada Budbud
Maleeshiyaadka Shabaab ayaa la sheegay in dab qabadsiiyeen dhamaan guryihii ku yaalay tuulada Budbud ee gobolka Galgaduud. Tuulada Budbud ayaa u dhaxeysa degmada Galcad iyo tuulada Wabxo oo ka wada...
View ArticleDhageyso: Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka K/Galbeed oo marti ku ahaa...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay mowduuc ku saabsan halka ay marayaan dhismaha dowladaha hoose ee maamulka K/Galbeed iyadoo uu...
View ArticleDaawo Sawirrada: Xabisga dhexe ee Xamar oo laga hirgaliyey Xarumo wax lagu...
Xabsiga dhexe ee Xamar waxaa ku xiran Maxaabiis aad u fara badan oo loo heysto Dambiyo kala duwan Mudooyinkii dambe-na waxaa xabisga laga dareemayey isbadal weyn oo dhanka horumarka ah, iyadoo...
View ArticleProcurement of Consulting Services – Firm Selection, Human Resource Audit
Federal Republic of Somalia General Information Name of the Procuring Entity: Office of Prime Minister, Federal Government of Somalia Project Name: Capacity Injection Project Project ID: P149971 TF#:...
View ArticleWasiirada Arrimaha dibadda jaamacada carabta oo soo dhaweeyay shir lagu...
Golaha Wasiirada arrimaha dibadda ee jaamacadda carabta oo maalinimadii shalay ku yeeshay Magaalada qaahira ee wadanka Masar kulankoodii 146 aad ayaa soo dhaweeyay go,aanka dowladda kuweit ay ku...
View ArticleLegal Advisor
The Government of Federal Republic of Somalia Office of the Prime Minister CALL FOR JOB APPLICATIONS PUBLIC SECTOR CAPACITY INJECTION PROJECT, Country: Somalia Project: Somalia Capacity Injection...
View ArticleMaamulka Degmada kaxda oo Deeq Lacageed gaarsiiyay Caruur Danyar ah+SAWIRRO
Maamulka Degmada kaxda ee Gobolka Banaadir iyo Maamulka Shirkada Amal ayaa lixdan arday Agoonka ah gaarsiiyey deeq lacageed,oo loogu tala galay in ay ku ciidaystaan maalmaha Ciidda. Cabduraxmaan...
View ArticleCiidanka XDS oo howlgallo ka wada deegaanno ka mid ah gobolka Bakool
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa mamuulka Konfuur Galbeed ee Soomaaliya ayaa howlgallo looga sifeynayo Haraadiga meleeshiyaadka Kooxda Argagixisada Shabab ka fuliyay deegaanno ka tirsan...
View ArticleAfhayeenka maamulka G/Banaadir: “Ammaanka Caasimadda aad ayaa loo adkeeyay”
Mamuulka Gobolka Banaadir ayaa fahfaahin ka bixiyay sida ayaa ugu diyaar Goroobeen martigelinta shir madaxeedka IGAD. Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane ayaa Radio Muqdisho u...
View ArticleMadaxweynaha oo ka dalbaday shacabka Muqdisho iney dulqaataan inta uu socda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay dulqaad muujiyaan inta uu socdo shirka madaxweyneyaasha IGAD kaddib markii si...
View ArticleTaliyayaasha ciidamada booliiska iyo nabadsugidda oo ka tacsiyeeyay geerida...
Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed S/gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, Taliyaha Nabadsugidda, S/Gaas. C/laahi Gaafoow Maxamuud, Taliye xigeenka Nabadsugidda S/Guuto Maxamed C/laahi Xaamud, S/gaas Maxamed...
View ArticleDaawo Sawirrada: Taliyaha ciidanka Booliiska oo dalka Uganda tababar ugu soo...
Saraakiil Katirsan ciidanka booliska Soomaaliyeed oo uu tababar ciidan muddo hal sano ah uga socda dalka Ugandha ayaa maanta loo soo gabagabeeyay. Xafladda xiritaanka tababarka waxaa ka qeybgalay...
View Article