Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo soo dhaweeyey Wafdi ka Socday...
Taliyaha Ciidanka Boliiska ayaa maanta ku soo dhoweeyey Akaadeemiyada Boliiska ee Jen. Kaahiye wafdi ka socday Dawladda Talyaaniga oo uu hoggaaminaayo Ambassador Luciano Pezzi, Ergeyga Gaarka ah ee...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo mar kale ku baaqay in Xukuumadda la Ansixiyo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo oo wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa wuxuu ka hadlay arrimo badan oo ay ka...
View ArticleKulan looga hadlaayey Soohdimaha Godollada iyo Degmooyinka dalka oo la qabtay.
Kulankaan oo ay ka qeyba galeen Masuliyiin ka socotey Maamul Gobaleedyada dalka ka jira qabiiro ku xildheeri arimaha soohdimaha Dalka iyo xubnaha gudiga madax banaan ee xaduudaha iyo faderaalka dalka...
View ArticleRa’iisal Wasaare Kheyre oo xariga ka jaray Waddo loogu magac daray Dr. Kadare...
Muqdisho, Maarso, 27.2017——Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta furay waddo laami ah oo maamulka gobolka Banaadir uu dib u dayactir ku sameeyey,...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo la kulmay wefdi ka socda Bankiga aduunka-Sawirro
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Xafiiskiisa Madaxtooyada Garoowe kulan kula qaatay wefti ka socdey Bankiga Aduunka. Madaxweynaha ayaa waxaa kulanka ku wehelinaayey...
View ArticleMadaxweynaha Hirshabelle Oo Beledweyne Kula Kulmay Saraakiil Ka Tirsan...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magaalada Beledweyne kulan kula qaatay, Xubno ka tirsan Qaramada Midoobay, iyadoo uu kala hadlay arrimo kale duwan oo la...
View ArticleWasiiru dowlaha Beeraha ee Hirshabeelle oo ka hadlay socdaalka Madaxweynaha...
Madaxweynaha dowladda Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble iyo wafdi uu hogaaminayo oo howlo shaqo u jooga Beledweyne ayaa dadaal ugu jira sidii uu kulamo gaar gaar ah ula qaadan lahaa...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga...
View ArticleGudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhaxe oo Baaq u soo jeediyey Maamuladda...
Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Axmed Meyre Makaraan ayaa Maamuladda degmooyinka gobolkaas ugu baaqay in ay u diyaar garoowaan Fatahaado laga yaabo in uu sameeyo webiga Shabelle asagoo shacabkana ka...
View ArticleDhageyso: Kulan looga Hadlaayey sidii loo garab qaban lahaa dadka...
Kulankan oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Care ayaa waxaa looga hadlaayey sida ugu Haboon ee wax looga qaban karo Baahiyadda dhanka adeegyada aasaasiga ah ee nolosha bini aadamka ay u baahanyeen in ay...
View ArticleAMISOM oo sheegtay in ay dishay 31 ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab.
Ciidamada Milatariga Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa sheegay in ay in 31 ka tirsan maleeshiyaada Al-shabaab ay ku dileen howlgal ciidamada AMISOM ay ka fuliyeen Gobalka Gado. Howlgalka...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo lagu wado in uu ka qeybgalo shirka Jaamacadda Carabta...
Madaxda dalalka Jaamacadda carabta ayaa berito oo ku began 29-ka bisha Marso lagu wadaa in dalka Urdun ay kaga qeybgalaan shir looga hadlaayo qodobbo dhowr ah oo la xiriira arimaha...
View ArticleDowladda Kuwait oo 50 Melyan oo doolar ugu deeqday dadka ay abaarta Saameysay.
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya wadanka Kuwait Danjire Cabdul qaadir Amiin Sheikh ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadankaasi Kuwait waxaana uu kala hadlay sidii ay door muuqda...
View ArticleMid kamid ah Wasiiradda Magacaaban ee Xukuumadda Kheyre oo Garoonka Muqdisho...
Xildhibaano ka tirsan labada gole ee baarlamaanka Jamhuuriyadda , saraakiil ciidan iyo mas,uuliyiinta wasaaradda Gadiidka Cirka iyo Dhulka ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay...
View ArticleSaddex ruux oo xanuunka shuban biyoodka ugu geeriyootay deegaanka Yeed
Saddex carruur ah ayaa ugu geeriyootay deegaanka Yeed ee gobolka Bakool xanuunka shuban biyoodka halka 15 kale ay iminka la ildaranyihiin, kuwaasi oo la gaarsiiyay goobaha caafimaadka. Cabdinuur Sheekh...
View ArticleRa’iisul Wasaare Kheyre oo booqday deegaanka Garas-Baaleey ee duleedka...
Muqdisho, Maarso, 28.2017——–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa kormeer ku...
View ArticleGolaha ammaanka ee Q. M. oo ku baaqay mamnuucidda hubka Nuklerka ah.
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa markii ugu horreysey ka doodey in caalamka laga mamnuuco hubka nukliyeerka. In ka badan 120 waddan ayaa taageeray heshiiska noocan ah, iyadoo waddamada haysta...
View ArticleTaliyaha ciidanka booliiska oo tababar u furay dhallinyaro loo qaatay Leyli...
Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa tababar u furay dhallinyaro jaamiciyiin ah oo ku soo biiray ciidanka booliiska laguna qaatay darajada Leyli Sarkaal....
View ArticleDuulimaadkii u horeeyay oo toos ah Muqdisho iyo Nairobi oo saaka bilaabanaya
Duulimaadkii u horeeyay ee toos ah Muqdisho iyo Nairobi ayaa maanta oo Arbaco ah bilaaban doona, iyadoo dowladda Kenya ay si rasmi ah u bilaabi doonto dhaqan gelinta heshiiskii todobaadkii hore ay wada...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo Dalka Urdun kaga qayb gelaya Shir madaxeedka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Cammaan ee dalka Urdun, halkaasi oo uu Madaxweynuhu kaga qeyb geli...
View Article