Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha oo ay Sabtida soo galeyso. Barnaamijka waxaa diirada lagu saaraa raad raaca ama falanqeynta dhacdooyinka maalintaas taagan, kuwa ugu muhiimsan, waxaana uu xambaarsan yahay macluumaad u badan Wareysiyo. Halkan ka dhageyso Barnaamijka. http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/03/Barnaamijka-Dhacdooyinka-Maanta-27.03.2017-ok-.mp3
↧