Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Beeniyay Inuu Xaruntii Hore ee Baarlamaanka...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcale ayaa been abuur ku tilmaamay in maamulka gobolku uu dhismihii hore ee Baarlamaanka ku wareejiyay Telefishanka...
View ArticleSanad-Guurada 1aad ee Koofur-Galbeed oo laga xusay Minnesota- SAWIRRO
Munaasabad lagu taageerayay maamulka Koofur-Galbeed oo ay ka qeyb galeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee degaankaas ka soo jeeda ayaa lagu qabtay Minnesota, ayadoo sidoo kale xafladdan lagu xusayay sanad...
View ArticleXaaladda Magaallada Beledweyne oo Wali Kacsan
Xaaladda magaallada Beledweyne ee xarunta Hiiraan ayaan dagganayn ayadoo dagaal u dhaxeeya laba maleeshiyo oo ka dhacay shalay iyo xalay. Dadka degaanka ayaa ku warramaya in xalay dagaal uu xaafadda...
View ArticleWarka Subaxnimo – DHAGAYSO
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleBaarlamaanka oo ka hadlaya sharciga saxaafadda
Xildhibaannada Baarlamaanka ayaa maanta oo isniin ah kulan ku leh magaallada Muqdisho, ayadoo akhrintii labaad uu marayo shariciga saxaafadda dalka. Guddiga saxaafada ee Baarlamaanka ayaa gacanta ku...
View ArticleArday Soomaaliyeed oo shahaadooyin lagu gudoonsiiyay Johannseburg “SAWIRRO”
Xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay Ardayda Soomaalida wax ka barata Dugsiyada Hoose dhexe magaalada Johannesburg ee Dalka Koonfur Afrika ayaa lagu qabtay xaafadda Mayfair ay Soomaalida u...
View ArticleXildhibaan Maxamed Qoone oo ku baaqay in la joojiyo colaadda Beladweyne
Xildhibaan Maxamed Xasan Ibraahim Qoone oo ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya Magaalada B/weyne in dagaalka ay joojiyaan. Xildhibaan Maxamed Xasan Ibraahim Qoone oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa wax...
View ArticleWasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo siminaar u furay hay’ado u dooda xaquuqda...
Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble ayaa maanta tababbar u furay qaar ka mid ah wakiilo ka kala socday hey’adaha u dooda xuuqul...
View ArticleWasiirka Maaliyadda XFS ayaa si weyn u soo dhaweeyey asxinta sharciga Iibka...
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aden Ibrahim Farkeeti ay soo dhaweeyey ansixinta Sharciga Iibka Qaranka (procurement Bill) oo golaha Barlamanku anxisyeen sabtidii la...
View ArticleJago ka banaan wasaaradda Amniga gudaha
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkuguu soo gudbineynaa shaqo ka banaan Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya, hadaba cid Allaalle iyo ciddii daneyneysa inay buuxiso...
View ArticleMadaxweynaha: “Deg-deg ha loo joojiyo dagaallada soo noqnoqday ee gobolka...
Muqdisho, 14 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa nasiib darro ku tilmaamey dagaallada soo...
View ArticleMadaxweynaha: “Dagaalka Beled Weyne waa in degdeg loo joojiyaa, labada dhinac...
Muqdisho, 14 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay dagaal beeleedka...
View ArticleMadaxweynaha iyo RW Oo Amray in Degdeg Loo Joojiyo Dagaallada Beelaha ee Socda
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa nasiib darro ku tilmaamey dagaallada soo noqnoqday ee ka socda qeybo...
View ArticleDHAGAYSO Warka Subaxnimo
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleXukuumadda oo lagu amaanay Kaalinteedii xallinta dagaalkii Gaalkacyo
Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa loogu hambalyeeyay dowrkii ay ka qaadatay xallinta dagaalkii magaallada Gaalkacyo ku dhex maray Puntland iyo Galmudug. Kulan casho ah oo xalay magaallada...
View ArticleWasiirka Arrimaha gudaha oo ku baaqay in la joojiyo colaadda Beledweyne
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka waxa ay ka xun tahay isla markaana ay cambaareyneysaa colaadda gacan ka hadalka ah ee ka taagan magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, taasoo dhalisay...
View ArticleWafiga Dowladda iyo Maamulka Galmudug Ee ku sugan B/weyne oo Raja ka muujiyay...
Wafdigan oo ay ka mid yihiin Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Wasiirka Amniga gudaha, Wasiirka Macdanta iyo Batroolka ee Xukuumadda Soomaaliya, Xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda dhexe iyo kan...
View ArticleDhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleMadaxweynaha Galmudug: Dagaalka B/weyne waxaan ku joojinaynaa wax kastaa oo...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleedka oo ka mid ah wafdi Dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug ee maanta tagay Magaalada B/weyne ayaa wada dadaalo ku aadan sidii xal...
View ArticleYuusuf Daba-geed: waxaan ku balanay Odayaasha labada dhinac in la kala qaado...
Gudoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Xagar Daba-geed oo ka hadlay kulan dhexmaray Odayaasha iyo wafdiga Dowlada ee B/weyne gaaray ayaa tilmaamay in qorshooyinka ay ku hawlanaayeen ay...
View Article