Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

In ka badan Laba Milyan Haweyn Carmal ah oo ku sugan Ciraaq

$
0
0
Tirakoob ay sameysay Wasaradda Qorsheynta dalka Ciraq ayay ku soo banhigtay  tirada Haweynka carmalka ah ee dalkaasi , waxayana sheegtay inay gaarayaan  in ka badan labo Milyan Haweyn . Tirakoobkan  waxa ay Wasaaraddu sameysay Sanadkii tagay 2016 kii,wuxuuna Afhayeen u hadlay Wasaaradda Qorheynnta dalkaasi  oo lagu magacaabo Abdi Suhur Al-hindawi  uu ku sheegay bayaan uu soo saaray  in tirada haweynkaasi Garoobyada ah   ay da’doodu u dhaxeyso 14-49 Sano,kuwaasoo qaarkoood Ragoodii  ay ku geeriyoodeen dagaalada  mudad dheer ka soconya dalkaasi Ciraaq.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles