Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Daawo Video: Wax-qabadka wasaaradda haweenka

Agaasimaha guud ee wasaaradda haweenka iyo xuquuqul Insaanka mudane C/qani Sheekh Cumar oo wareysi siiyay Telefishinka Qaranka “SNTV” ayaa ka warbixiyay waxqabadka wasaaraddaasi wixii ka dambeeyay markii uu la waraagay xilka agaasimaha guud ee wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya. Halkan hoose ka daawo wareysiga oo muuqaal ah  

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles