Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Shirweynaha Saddexaad ee dib u eegista wax barashada Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

$
0
0
Waxaa Maanta oo Axad ah ka furmay Magaalada Muqdisho shir weynahii Saddexaad ee dib u eegista wax barashada Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda wax barashada iyo Tacliinta sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, C/qaadir Cabdi Xaashi, oo daahfuray shirkan ayaa ku dheeraaday in ujeeddadu ay tahay sidii loo mideyn lahaa Manaahijta wax barsho ee Dugsiyada Dalka iyo sare u qaadidda tacliinta. Kualnkan oo ay sidoo kale goob joog ka ahaayeen Wakiillo ka socda Dowlad Goboleedyada ka jira Dalka iyo xubno Aqoon yahanno ah oo ku xeel dheer dejinta Manaahijta ayaa iyaguna aragtidooda ka dhiibtay. Wixii ka horreeyay 1991-ka ayaa wuxuu Dalka Soomaaliya lahaa Hal Manhaj oo ay Gacanta ku hayso Wasaaradda wax barashada. Wixii faah-faahina dib kala soco

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles