Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Ciidanka Difaaca Cirka ee Bahreyn oo ka qeyb galaya Dhoolatus ciidan

$
0
0
Xukuumadda Bahreyn ayaa sheegtay in  Ciidankooda difaaca Cirka ay si wada jir ah wadamada Khaliijka ugala qeyb qadanayaan  Tababar Ciidan oo lagu muujinayao heerka ay ka garen dhinaca Difaaca Cirka. Dhooltuskaasi ayaa Diyaaradaha dagalka wadamada khaliijka waxa ay ka sameyn doonaa Jaziirada lagu magacabo Al Siqar oo ku taal dalka Isutaga Imaaraardka Carabta. Waxana sida la sheegay la qorsheeyey in uu socdo ilaa 6 da bisha Oktoobar ee Sanadkan 2016-ka. Ujeedka Dhoolatuska ayaa la sheegay inuu yahay mid la isku dhaafsanayo dhanka khibradaha iyo aqoonta dhinaca Difaaca Cirka. Masuuliyiin u hadlay xukuumada Bahreyn ayaa sheegay in lagu soo bandhigayo horumrka Diyaradaha dagaalka ee Casriga ah oo ay wadamada Khaliifka ka gaareen ee dhinaca hawada ah.  

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles