Howlgallo lagu soo qab qabtay maleeshiyaad lagu tuhmayo inay ka tirsanyihiin...
Howlgalkaan ciidanka amniga ay ka sameyeen degmada Yaaqshiid ee gobolka banaadir waxaa looga gol lahaa xaqiijinta amniga caasimada. Intuu uu socday hoowlgalka ayaa waxaa lagu soo qabtay ku dhawaad 500...
View ArticleCasho sharaf loo sameeyay wafdi ka socda dowladda Masar “SAWIRRO”
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar casha sharaf ugu sameeyay Wafdi ka socday dowladda Masar oo uu Hogaaminayey Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha dibadda Masar u qaabilsan...
View ArticleCiidamada Xoogga iyo AMISOM oo howlgallo ku dilay ajaanib iyo horjoogayaal ka...
Warsaxaafadeed ay soo saareen ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu sheegay in howlgallo ay si wada jir ah u fuliyeen ciidanka AMISOM iyo ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed lagu...
View ArticleKooxo hubeysan oo dhaawac u geystay mudane ka tirsan baarlamaanka
Kooxo hubeysan ayaa dhaawacay mudane ka tirsan baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya oo lagu magacaabo Maxamed Cali Diheeye, iyadoo falkaasi ay ku geeriyoodeen labo ka tirsan ilaaladiisa sida ay qortay...
View ArticleDhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleDowladda oo hay’adaha samafalka kala hadashay u gurmashada dadka ay abaaruhu...
Kulan ay soo qaban qaabiyeen Guddiga Abaaraha ee Golaah Wasiirada ayaa lagu soo bandhigay xadiga abaaraha ka jirta gobollada dalka, waxana goob joog ka ahaa mas’uuliyiinhta hay’adaha gargaarka ee...
View ArticleDaawo sawirrada dhismaha waddada Dan-wadaagta
Waddada isku xirta isgoysyada Zoobe iyo Dan-wadaagta ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir oo dhowaan maamulka gobolka uu ku bilaabay dib u dhis ayaa howshaasi waxaa ay maraysaa meel wanaagsan....
View ArticleMaryamo Abuukar Jimcaale oo caafimaad dibadda ah loo qaaday
Maryamo Abuukar Jimcaale oo ah gabar Soomaaliyeed oo ku xanuunsaneysay magaalada Muqdisho muddo 6 sano ah isla markaana xaaladeeda caafimaad wax looga qaban waayay gudaha dalka ayaa maanta loo...
View ArticleMaxamed Bakistaan oo loo doortay xoghayaha guud ee ururka xiriirka shaqaalaha...
Xaflad lagu dooranayay Xoghayaha guud ee Ururka xiriirka shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana xilkaasi u tartamayay saddex musharax oo kala ah Maxamed Ibraahim...
View ArticleMaamulka Gobolka Hiiraan oo ka hadlay howlgallada ka dhanka ah Shabaab
Kulan maanta ay yeesheen guddiga aminga maamulka Gobolka Hiiraan oo uu shir guddoominayay guddomiyaha gobolka Yuusuf Axmed Hagar ayaa looga hadlay howgallo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo...
View ArticleWasiiru-dowlaha Arrimaha gudaha oo baaq u diray qurba joogta Soomaaliyeed...
Kulan looga hadlayay doorka Hay’addaha Samafalka ee hoostaga Ururka iskaashiga Islaamka ay uga qeyb qaadan lahayeen gargaarka deg dega ah ee loo fidinayo dadka ay abaaruhu sameeyeen ayaa lagu qabtay...
View ArticleDhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleDaawo Muuqaallada: Ubaxa Boondheere oo heeso qiiro badan u qaaday dowladda...
Ubaxa xarunta xanaanada gabdhaha agoonta Boondheere ayaa qaaday heeso ay ku amaanayaan dowlada iyo shacabka walaalaha ah ee Jabuuti. Heeshahan ayaa lagu muujinayaa sida dowladda iyo shacabka Jabuuti ay...
View ArticleDanjire Rachad Farah oo ka hadlay doorashada dalka Djibouti
Qabanqaabada doorashada Madaxweynaha dalka aanu walaalaha nahay ee Djibouti ayaa si xawli ah ku socotay maalmihii la soo dhaafay, waxaana madaxda ugu cad cad ka mid ah Madaxweynaha iminka talada haya...
View ArticleCiidamada Xoogga dalka iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Degmada Aadan Yabaal
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa si wada jir ah gacanta ugu dhigay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kuwaasi oo iminka ku guda...
View ArticleSafaarada Soomaaliya ee Kenya oo Xalay Casho u Sameeysay Ganacsatada...
Kulan casho Sharaf ah oo ay soo qaban qaabisay safaarada dowlada soomaaliya ay ku leedahay dalkani Kenya oo ay ka soo qeyb galeen ganacsatada soomaaliyeed ee ku nool Kenya iyo mas’uuliyiin ka socday...
View ArticleCiidamada amniga oo Maan-dooriyaha Xashiishadda gacanta ku soo dhigay+Sawirro
Howlgal ay si wadajir ah degmada Yaaqshiid ee gobolka banaadir ay maanta uga sameeyeen ciidanka Nabad Sugidda qaranka iyo kuwa Booliska ayeey ku soo qabteen gaadiid uu ku raran yahay Maan-dooriyaha...
View ArticleAl-shabaab oo nin dhakhtar ah ku gowracay gobolka Bakool
Magaalada Buurdhuxunle oo ka tirsan gobolka Bakool isla markaana 30 km u jirta degmada Waajid ee gobolkaas ayaa habeenimadii Arbacada aheyd ee la soo dhaafay waxaa nin lagu magacaabi jirey Mad Xasan...
View ArticleMaalinta Nabadda iyo isboortiga oo si weyn looga xusay Soomaaliya-Sawirro
Waxa magaalada muqdisho lagu qabtay xuska maalinta caalamiga ah ee u adeegsiga isboortig horumarka,nabadda iyo maalinta ciyaartoyda Soomaaliyeed. Munaasabadan oo ka dhacday garoonka Banaadir ee...
View ArticleHeshiis dayn cafin ah oo Soomaaliya la gashay IMF-Sawirro
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Sooamlia, Mudane Maxamed Aadan Ibraahim “Farkeeti” iyo wafti uu hogaaminaayay ayaa magaaladda Nairobi kulan socday 30 March-5-ta April la yeeshay wafti ka...
View Article