Askartii xalay naftooda u huray difaaca shacabka oo aas Qaran loo sameeyay...
Askartii xalay ku dhimatay weerarkii maleeshiyada Al-Shabaab ay ka geysteen Muqdisho ayaa maanta loo sameeyay aas Qaran oo ay ka qeyb galeen Xildhibaanno iyo saraakiil ka tirsan ciidanka amniga. Taliye...
View ArticleMadaxweynaha: “Laamaha amniga ee Dowladda marna ma hakin doonaan inay...
Djibouti:, 27 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ee Soomaaliya aaney marnaba hakin doonin dagaalka ay...
View ArticleXabad joojin ka dhaqan gashay dalka Siiriya
Dalka Siiriya waxaa si rasmi ah uga ka dhaqangalay xabbad joojin ku meel gaar ah, taasoo bilaabatay xalay saqdii dhexe, iyadoo ku dhawaad boqol kooxood ay sheegeen inay ka go’an tahay inaay la socdaan...
View ArticleDuqa Muqdisho oo Madax kala duwan kula kulmay Turkiga+Sawirro
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsab Dowladaha hoose ee Turkiga iyo Ururo caalami ah....
View ArticleShirka gudiyada Baarlamaanka Pan Afrika oo ka furmay Johannesburg “SAWIRRO”
Kulankaan Baarlamaanada Afrika oo ka furmay xaruntooda magaalada Johannesburg ee Dalka Koonfur Afrika ayaa socon doona muddo todobaad ah waxaana looga hadlayaa xaaladaha nabadgalyo iyo ammaanka...
View ArticleMarwada Madaxweynaha dalka Marwo Sahro oo deeq lacag ah gaarsiisay dhaawacyo...
Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Sahro Cumar Xasan oo ay wehliyaan Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta booqatay isbitaalka Ordegan ee Ex-digfeer, halkaasi oo ay...
View ArticleQunsul Cali Begadi oo Booqday Maxaabiis Soomaaliyeed oo Lagu Eedeeyay inay...
Qunsulka Safaarada Soomaaliya ee Dalkani kenya mudane Cali Maxamed Shiikh (Cali Begadi) ayaa saldhiga Buruburu ee magaalada Nairobi ku booqday 11 maxaabiis Soomaaliyeed,kuwaasi oo la soo qabtay,iyagoo...
View ArticleWafdi uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha oo gaaray dalka Tunisia “SAWIRRO”
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo uu wehliyo Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas...
View ArticleKulan looga hadlayay ammaanka oo lagu qabtay Beledweyne
Kulan looga hadlayay sida la isaga kaashan karo xoojinmta nabadgelyada Gobolka Hiiraan ayna ka qeyb galeen maamulka gobolka, kan degmada iyo saraakiisha laamaha amniga ayaa lagu qabtay xarunta degmada...
View ArticleGo’aamo ka soo baxay Shirka Golaha Wasiirrada
Shirkii Golaha Wasiirada ee aan caadiga ahayn ee socday saddexdii maalmood ee la soo dhaafay, oo uu shir guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali...
View ArticleCiidamada GalMudug oo Al-Shabaab ka saaray agagaarka Caad &...
Dowladda GalMudug ee Soomaaliya ayaa sheegtay in Al-Shabaab laga saarayo dhammaan deegaanada ay ku dhuumaaleysanayaan, oo firxadkii argagaxisada ee agaagaarka Caad & Ceel-Cabdi ee maanta ayaana...
View ArticleDhageyso Barnamijka Dhacdooyinka Maanta Ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleWAR DEG DEG AH-Dagaal Ka Socdo Magaalada Dhuusamareeb
Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegay in caawo 12:30 saqdii dhexe uu dagaal ka bilowday magaaladaasi. Dagaalka ayaa la sheegaya in uu ka dhaacayo dhowr...
View ArticleBakool kooxda Al-Shabaab oo Hub iyo Gadiid laga soo furtay
Ciidamadda Xoogga Dalka ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, iyagoo Maleeshiyaad ka tirsan UGUS uga soo qabsadeen hub iyo Gaadiid. Sida uu soo sheegayo Wariyaha...
View ArticleMadaxweynaha oo soo dhoweeyay go’aankii Golaha Wasiirada ee xoojinta amniga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay go’aamadii ka soo baxay Golaha Wasiirada ee la xiriiray...
View ArticleKulanka baarlamaanka oo maanta su’aalo lagu weydiinayo Taliyaha nabad Sugidda
Ra’iisul Wasaaraha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa saacado ka hor tagay xarunta golaha shacabka halkaas oo uu ka socdo kulanka xubnaha baarlamanka kaas oo looga hadlayo amniga caasimadda....
View ArticleSoomaaliya oo ka mid noqotay guddiga fulinta Hay’adda ACSAD ee Jaamacadda...
Shirkii Golaha Guud ee Xarunta Daraasaadka degaanada qalalan iyo dhulka Qarfaha ee raacsan Jaamacadda Carabta ayaa saaka ka furmay hoolka shirarka ee Hotel Sofitel Qaahira dalka Masar, Kulanka waxaa...
View ArticleXaaladda Dhuusa-marreeb oo deggan
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusa-marreeb ee xarunta Gobolka galgaduud ayaa sheegaya in xaaladdu ay dagan tahay kaddib dagaal dhexmaray ciidamo taabac sanaa Sarkaal horey Dowladda uga baxay iyo...
View ArticleMaamulka Galmudug oo been abuur ku tilmaamay in ay qayb ka ahaayen dagaaladii...
Wasiirka Warfaafinta dowlad goboleedka Galmudug Max’uud aadan Cusmaan Masagawaay oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ay maqleen dagaalada ka dhacay xalay ilaa saakay magaalada Dhuusa-marreeb,...
View Article