Quantcast
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Wasaaradda Waxbarashada oo xoojineyso mideynta manhajka waxbarashada dalka

Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay meel wanaagsan mareyso mideynta manhajka waxbarashad dalka, kadib markii dhawaan ay Muqdisho heshiis kula galeen...

View Article


Maamulka gobolka Shabeelaha Hoose oo shacabka ka codsaday inay la shaqeeyaan...

Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ugu baaqay shacabka gobolka ku dhaqan inay la shaqeeyaan ciidamada amniga, si looga hortago dhagarta ay maleegayaan maleeshiyada Al-Shabaab. Guddoomiyaha gobolka...

View Article


Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan looga hadlayay hindise sharciyeedka la dagaalanka Musuq-maasuqa oo...

Kulankan wada tashi ah oo looga hadlayay qabyo qoraalka hindisi sharciyeedka  la dagaalaka musuq maasuqa oo ay soo diyaarisay wasaaradda caddalaadda ayaa maanta loo soo bandhigay qaybaha bulshada si ay...

View Article

Prof Jawaari  Oo Muqdisho Kulan Looga Hadlay Dastuurka Kula Qaatay...

  Kulankani oo looga hadlayey dar-galinta dib u eegista dastuurka  KMG ah ee Dalka iyo doorka ay ka qaadan karaan maamul gobolyeedyada dalka ka jira wadatishiyada lala samaynayo Shacabka Soomaaliyeed e...

View Article


Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

WARKA DUHUR TABIYE ROORAYE -17-02-2016

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gaadiid lagu Wareejiyay Maanta TALISKA Ciidamada BOOLIISKA Gobolka Hiiraan...

Taliyaha ciidamada Booliska Soomaliyeeda Jeneraal Maxamed Sheekh Xassan Xaamud iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray maana Magalaada B/weyne ayaa ka qeyb galay Munaasabad Ciidamada Booliska Gobolka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Maamulka Puntland oo Maanta loo dhaariyey Xilka...

Waxaa maanta 17-Feb-2016 lagu dhaariyey Aqalka Madaxtooyada Maamulka Puntland ee Garoowe Wasiiru Dawlaha Caafimaadka ee maamulkaasi  Sayid-Cumar Aadan Guuleed oo dhowaan xilkaasi u magcaabay...

View Article


Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Maanta Booqday Deegaanka...

Abaanduulaha ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Cali Baashi iyo saraakiil kale ayaa maanta booqday deegaanka biyo cadde ee gobolka Shabeelaha Dhexe oo dhawaan laga xoreeyay argagaxisada...

View Article


Doorashada madaxtinimada Uganda oo bilaabatay

Dadka reer Uganda ayaa bilaabay saaka in ay u dareeraan goobaha ay yaaliin sanaadiiqda doorashooyinka madaxtinimada ah ee dalkaasi, iyadoo madaxweynaha hadda talada haya Yoweri Museveni  uu raadinayo...

View Article

Howlgal dad badan lagu soo qabtay oo xalay Muqdisho laga fuliyay

Howlgalkan, oo xalay laga sameeyay xaafado ka tirsan degmooyinka Yaaqshiid iyo Hilwaa ee gobolka Banaadir ayaa waxaa fuliyay ciidanka hey’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA. Goobaha...

View Article

Madaxweynaha oo gaaray Beledweyne

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan....

View Article

Madaxweyne Xasan oo cambaareyay weerarkii ka dhacay Ankara, tacsina u diray...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, kadib weerarkii argagixiso ee ka dhacay magaalada Ankara,...

View Article


Madaxweynaha oo soo dhaweeyay xulka 11 sano jirada ee Soomaaliya

Ciyaatowda xulka qaranka 11 sano jirada ee Soomaaliya oo dalka Qatar ugu qeybgalay tartanka kubadda cagta ee dugsiyada wadamada Jaamacadda Carabta oo manata ku soo laabtay dalka ayaa waxaa garoonka...

View Article

Kenya oo sheegtay in ay dishay horjooge ka tirsan  Al Shabaab

Horjooge sare oo ka tirsan maleeshiyaadka  ayaa la diley isaga iyo 10 kale oo kamid ah kooxda Alshabab kadib markii diyaaradaha dalka Kenya ay duqeeyeen goobo maleeshiyaadkaasi ay ku dhuumalaysanayeen...

View Article


Taliyaha ciidanka xooga oo tababar u soo xirey saraakiil

Taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliya sareeya gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa tababar u soo xiray lix sarkaal oo ka tirsan taliska guud ee ciidanka xooga dalka oo mudo bil ah tababar uga socday...

View Article

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda Zamzam oo ku Guuleysatay Shahaadada Caalamiga ah ee Maamul Wanaaga...

Xaflad ballaaran oo ay ka qeybgaleen Madax ka kala socota Bankiga Horumarinta Islaamka, Ururka Iskaashiga Islaamka, wakiillo ka socday hey’ado deeq  bixiyaal ah fariisinkodu yahay dalka Sacuudiga iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Oo ka qeyb galay Munaasabadda Sanad-guurada 46-aad ee...

Muqdisho, February 18, 2016….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee...

View Article

Golaha Wasiirada oo meel mariyay Dib u howlgelinta Iskaashatooyinka Soomaaliyeed

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyadoo...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live