Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Ugaas Cabdiraxmaan oo lagu Aasay Deegaanka Halgan “SAWIRRO”

Allaha u naxariistee meydka U gaas Cabdiraxmaan U gaas Qaliif oo labo Maalin kahor ku geeriyooday Magaalada Baladweyne ayaala Aasay,  iyadoo Salaadda Janaasada Lagula Dukaday Garoonka kubadda cagta Laqanyo.

Aaska Marxuumka Waxaa ka qeyb galay Wasiirka Amniga Xildhibaanno, Duubabka Dhaqanka Gobolka , Maamulka Gobolka Hiiraan, kan degmada, Odayaal iyo Dad ka yimid Gobollada dalka iyo Dibadda.

Salaadda Janaasada Kaddib Meydka Ugaaska waxaa loo qaaday Deegaanka Dahro Ugaas oo u dhow Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan halkaas oo Meydkiisa lagy Aasay.

Dhammaan Mas’uuliyiintii ka hadlay Aaska Ugaaska ayaa sheegay in uu Ugaas Cabdiraxmaan uu ahaa Shaqsi jecel Nabadda iyagoo Alle uga baryay in uu jannadii Ka waraabiyo.Image may be NSFW.
Clik here to view.
salaad-jinaasada-ugaaska
Image may be NSFW.
Clik here to view.
salaad-jinaasada-ugaaskaa
Image may be NSFW.
Clik here to view.
salaad-jinaasada-ugaaska-aaa


Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles