Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Kheyre oo Maanta yeelanaayo Kulankoodii Kowaad.

$
0
0
Maanta ayaa lagu wadaa in Golaha Wasiiradda Xukuumaddii uu  soo magacaabay ra’isul wasaare kheyre  ay yeeshaan Kulankoodiii ugu Horeeyey kaddib markii ay codka kalsoonida ka heleen Golaha Shacabka Soomaaliya. Kulanka Golaha Wasiiradda ee maanta ayaa diiradda lagu saari doonaa Wax ka qabashadda amniga guud ee dalka iyo sidoo kale sida ugu haboon ee loo caawin karo dadka ay abaaraha Saameeyeen ee ku kala sugan Goboladda dalka. Kulanka ay maanta yeelanayaan Golaha Wasiiradda cusub ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa noqonayo Howshii ugu horeysay ee ay qabtaan Golaha Wasiiradda cusub kadib markii shalay lagu hor dhaariyey Golaha Shacabka.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles